Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo

Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo Su’aasha: Asc ninkayga wuu riyoodaa riyada ayuu ku biyabaxaa waxan maqlay ninka haduu naag qabo riyo kuma biyabaxo, mar waxa dhacday habeen intaan galmo samaynay markaan seexanay riyo ayuu arkay markaas ayu biyabaxay anigana waajibkayga waan kasoo baxaa ma ihi dumarka raga sariirta ku canaada […]
Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado Su’aasha: Maxa keeno ninka inu qeybta dambe barida iyo siinaha u uweynado sida dumarka oo kale mase ladaweyn karaa intabadan bari weyn ayan leyahay dadkana wey igu cayaan. Jawaabta: Barida waxa weyneeya waa baruur, buruurtaasna waxay ka dhalataa cuntada, laakin markay baruurta ku ururto dabada waxaa keena sababo […]
Ninka goormuu madhallays noqdaa digniin raga ku socota

Su’aasha: Hormoonka labka hadduu yaraado ninka biyihiisa ma saameyn karaa ma wuxuu keena madhalaysnimo. Jawaabta: Hormoonka labka oo lagu magacaabo Testosterone kaalin weyn ayuu ka qaataa raganimada iyo dhalitaanka, laakin qofka waa in meelo badan laga baaraa ee ma aha hal hormoon kaliya in la eegoو hormoonka Testosterone kaliya ma aha waxa qaabilsan dhalmada. Guud […]
