Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo dhego xiran oo muraayada hor taagan

Riyada anoo dhego xiran oo muraayada hor taagan Riyada: salaam sheekh waxaan ku riyooday anigoo hortaagan muraayad isku daawanaya oo xidhan dhago dhaadheer oo dahab. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad qaali ah oo aad ka qeybgali doonto. Waxayna u badan tahay arrin la xiriirto dad qaraabo ah. Waxay noqon kartaa xaflad aroos aad aadi doonto. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto Riyada: Waxan kuriyooday aabo ilahay ha u naxriiste dhalin yaro ayuu u ekaa wuu qurux badnaa aniga iyo walaaladay iyo hooyo ayaa ag fadhinay aabo dhar cad ayuu xirnaa wuuna faraxsanaa hooyona way faraxsaned dhamantenba aabo mid walba caano ayuu siiyay markii aan wada cabnay anagoo dhameestiran aniga ayaa waxan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo Riyada: Waxan waday sawir yar sawirku nin buu ahaa waxaanu wada soconay hooyo markii aan kasoo tagay ayay ila soo hadashay waxay idhahday sawirkii ayan u baahanahay ee iiso sawir Ana waxan galay meel shaaha lagu cabo meeshuna isbitaal ayaa kudhex yaalo meeshu waa meel qurux badan oo wadanku […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada beerta aan dhex galayno aniga iyo saaxiibkayga

Fasirka riyada beerta aan dhex galayno aniga iyo saaxiibkayga Riyada: Asc waxaad ii soo fasirtaĆ  aniga iyo nin saxiibkay aha oo wada socono oo wada hayna ayaan soogalanay meel beer ah oo aad loga shaqeeyey qaabka ay ubaxday beerto wayne kala xidh xidhnayd wadadune waykala dhex maraysay beeta xaga a aha ayaa kaga uudnaa beerta […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo anigoo jooga guriga habo

Riyo anigoo jooga guriga habo Riyada: sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waxaa joogta 3caruura oo uu dhalay inankeedu se maaaha kuwii uu dhalay oo uma eeka se riyada dhexdeeda waa iyagii waa 2wiil iyo gabadh gabadh yar waxay soo qaaday phone kii ayeeydeed waxa soo garaacday ayeeyo kale caruurta yaryari waa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada guri weyn aan u guurayno

Riyada guri weyn aan u guurayno Riyada: waan ku salaamay sheekh waxaan riyooday anagoo u guurnay guri wayn oo goglan qurux badan oo qolol badan leh sariiro badan ayaa yaala waan eegayna alaabaha xagay yaalan hooyaday way ii yeedhay kaalay inta sariir iyo kabadh ee taala ayaynu eegayna. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa mustaqbal farxad leh, […]

Categories
Fatwada

Maloo soomi karaa qof dhintay

Maloo soomi karaa qof dhintay Su’aasha: Asc sh. Waxan rabay inaan ku su.aalo abahay oo iga dhintay miyaan u soomi karaa oo waxan go.aan saday inaan soomo isniinta oo aan u hibeeyo ajarkaas abahay anigoo si niyad leh u soomay isniinta kuxigtona waxan rabaa inaan u soomo hadana aan u duceeyo yacni isniin duco isniinta […]