Fasirka riyada beerta aan dhex galayno aniga iyo saaxiibkayga

Riyada:

Asc waxaad ii soo fasirtaà aniga iyo nin saxiibkay aha oo wada socono oo wada hayna ayaan soogalanay meel beer ah oo aad loga shaqeeyey qaabka ay ubaxday beerto wayne kala xidh xidhnayd wadadune waykala dhex maraysay beeta xaga a aha ayaa kaga uudnaa beerta anigaa idhi sifican yaalaàa shaqeyay waaruntaa ayuuu iga yìhi saxibkay sidii anavoo usoconaayaanu kusoobaxnay albaab ganjeel ah waanu siigalay gudaha markaan ugalanay unbaan toosay
Insha allah ii soo fasir hady khayrtahay.

Fasirka riyada beerta aan dhex galayno aniga iyo saaxiibkayga
Fasirka riyada beerta aan dhex galayno aniga iyo saaxiibkayga

Fasirka:

Riyada labo arrin midkooda ayay tilmaamaysaa inaad guursan doonto mustaqbalka dhow naag fiican oo aad ku farxayso.

ama inaad gali doonto nolol ka duwan noolosha hadda aad ku jirto.

Riyada waxay astaan u tahay barwaaqo.

 

Halkan ka daawo riyada beerta

 

The dream indicates one of two things: that you will marry a good woman in the near future and be happy with her.

or that you will enter a life different from the one you are currently living.

The dream is a symbol of prosperity.

Leave a Reply