Maloo soomi karaa qof dhintay

Maloo soomi karaa qof dhintay Su’aasha: Asc sh. Waxan rabay inaan ku su.aalo abahay oo iga dhintay miyaan u soomi karaa oo waxan go.aan saday inaan soomo isniinta oo aan u hibeeyo ajarkaas abahay anigoo si niyad leh u soomay isniinta kuxigtona waxan rabaa inaan u soomo hadana aan u duceeyo yacni isniin duco isniinta […]
Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa

Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa Su’aasha: Walaal sidaynu lasocono soonku wuxu leeyahay faaidooyin badan oo caafimaad marka laga yimaado Ajriga laga helayo ee ilaahay uuni ogyahay, sida ugu fiicanna waxa la tilmaamaa in usbuucii 2 maalmood laga soomo waana sidii Sunnada rasuulku SCW ay ahayd. Hadaba su aashaydu waxa waaye in maalinna la […]
Maalin ramadaan qofka soonka si kutalogal gal ah u jabiya

Maalin ramadaan qofka soonka si kutalogal gal ah u jabiya Su’aasha: Maalin ramadaan qofka soonka si kutalogal gal ah u jabiya danbi intee ayuu galay? Jawaabta: Qofkii soonka kutalaggal u fura maalin Ramadaan ah asoon wax cudur ah jirin wuxuu galay dambi weyn waxaa ku waajibaya inuu soo gudo maalinkaas sidoo kale inuu towbad dhab […]
Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa Su’aasha: Asc , xalay suxuurtiibaa idhaaftay, saaka 9:30 am ayan toosay islamarkii ayaan niyaystay soonka salaaddii subaxna aan tukaday ,, soonkaygu ma ansaxayaa. Jawaabta: Hurdada kula tagtay ma saamaynayso niyaddaada, maxaayeelay qofka hadduu niyadda ku hayo inuu barri soomayo oo ay hurdo la tagtay niyaddiisa waa […]
Mataga noocee soonka jabiya

Su’aasha: Waxan rabaa inaad iga jawabtan su’ashan oo ah qofka sooman haduu matago ama is matajiyo soonkiisa ma jabayaa. Jawaabta: Qofka sooman haddii uu matag iska keeno si kas ah soonkiisa waa jabayaa, sida haduu farta dhuunta galiyo oo kale ama wax mantag keenaya uu ursado, waxaana laga rabaa inuu soo gudo maalintaas, laakin haddii […]
Soonka caafimaadka iyo ajirka laga helo

Soonka caafimaadka iyo ajirka laga helo Ilaahay umadda muslinka wuxuu ku mannaystay bisha soon, runtii waa bil aad u barakaysan oo laga helayo ajir badan iyo sawaab aan lasoo koobi karin sida axaadiista rasuulka (SCW) badankooda ay sheegeen. Soonka wuxuu leeyahay waxyaabo aysan lahayn cibaadaadka kale, marka qofka islaamka haysta waxaa laga rabaa inuu ku […]
Soonka tobanka Muxarram ajarka laga helo

Soonka tobanka Muxarram ajarka laga helo Soonka sunada guud ahaan waa camal aad u wanaagsan waana la soomi karaa waqti kaste maalmaha la reebay mooyee, wuxuuna aad u waangasan yahay maalmaha diinta ay sheegtay inuu fadli badan yahay, waxaa ka mid ah bilaha xurmaysan, bisha Rajab iyo muxaram iyo dulqicda iyo dulxija. Bisha Muaxarram waa […]
