Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto Riyada: Waxan kuriyooday aabo ilahay ha u naxriiste dhalin yaro ayuu u ekaa wuu qurux badnaa aniga iyo walaaladay iyo hooyo ayaa ag fadhinay aabo dhar cad ayuu xirnaa wuuna faraxsanaa hooyona way faraxsaned dhamantenba aabo mid walba caano ayuu siiyay markii aan wada cabnay anagoo dhameestiran aniga ayaa waxan […]

Riyada qabriga aabbe annagoo tagayno

Riyada qabriga aabbe annagoo tagayno

Riyada qabriga aabbe annagoo tagayno Riyada: Walalkay iga yar ayaa ku riyooday anaga oo dhan oo qabriga aabo tagnay gabar walashay ah ayaa noogu horaysay oo aragtay yacni waxa naloo tusinayay mid mid aanku fahansiiye abahay dhaqtarka marka uu kujiray ayaa hal hal qof uugu galaynay dhamanten qolka uu jiifay markaa riyadu waxay la mid […]

Riyada aabbo iyo faraantiyo aan mid ka dooranayo

Riyada aabbo iyo faraantiyo aan mid ka dooranayo

Riyada aabbo iyo faraantiyo aan mid ka dooranayo Riyada: Asc sh. Horta abahay ilahay ha u naxriiste waanku riyooday waxanu joognay isbitaal Wayn sidaan ka fahmayna isbitaalkas aabo ayaa iska lahaa. Hadaba aniga iyo maamada bahda kale dhashay ayaa xooga waan is yara maagnay aabo ayay igu dirtay Ana aabo ayan been u shegaya oo […]

Riyada aabbe iyo bisado badan wato

Riyada aabbe iyo bisado badan wato

Riyada aabbe iyo bisado badan wato Riyada: Asc shiikh Waxan ku riyooday abahay oo geeriyoody mudo dhow wuxuna muutan yahay 7malin. Hadab aabahy ayaa riyo iigu imid isgoo gaari Saran oo meel aadayo wuxuna watay bisado badan Ana gaari kale ayaan kaso dab qaatay waxan uwaday labo bisad oo kale wuxuna igu yidhi intuu garigii […]

Riyada qoyska aabo iyo hooyo ka socdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteynaya

Riyada qoyska aabo iyo hooyo ka socdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteynaya

Riyada qoyska aabo iyo hooyo ka socdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteynaya Riyada: Asc sh. Waxan kuriyoday riyo xalada hada aanku suganahayna waxay tahay abahay aya xanuunsan oo isbitaalka yaala intaa kadib riyadaydu waxay tahay habeen ayaan ku riyooday qoyska dhan kuwa aabo iyo hoyo kasocdo oo dhan ayaa meel ku wada cunteenaya […]

Riyada aabo khamiis cad xidhan

Riyada aabo khamiis cad xidhan

Riyada aabo khamiis cad xidhan Riyada: Asc Riyo 1 waxaan ku riyoday aabo xidhan khamiis cad  hoos fadhiya geed hadh wayn leh oo u dhow aqal aanan hada deganayn  se markaa aanu deganayn   waxaan niyada ka leeyahay aabo malaha wuxu ka yimi bixintii inan uu dhalay ayuu bixinayay markaa aqalka  ayaan galay walashay ayaan ku […]

Riyada aabaha laabta la galinayo

Riyada aabaha laabta la galinayo

Riyada aabaha laabta la galinayo Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday anigo gurigayna ku laabtay aabahay laabta galinaayo kuna faraxsan aniga aabahay bilahaan ma arkin sababto ah isku meel ma joogno Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto dantaada waxaana sabab u noqonayo aabahaaga. haddii safar aad aadday safarka ayaad kasoo laaban doontaa. Riyada guud ahaan […]