Riyo anigoo jooga guriga habo
Riyada:
sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waxaa joogta 3caruura oo uu dhalay inankeedu se maaaha kuwii uu dhalay oo uma eeka se riyada dhexdeeda waa iyagii waa 2wiil iyo gabadh gabadh yar waxay soo qaaday phone kii ayeeydeed waxa soo garaacday ayeeyo kale caruurta yaryari waa caruur qurxan iskana ciyaaraya gabadh yar ayaa fariid ah oo la amaanaya
riyo 2aad
waxaan jooga guriga habo waxaan daarada ku jiifsaday firaash birkimo buste cad oo ay habo ku seexato hadan waan kacay habo ayaan u soo dhaamiyay biyo

Fasirka:
Riyada waa riyo caadi ah oo ka hadlaysa nolol maalmeedkaaga iyo xriirika wanaagsan aad kala kulmi doonto dadka qaraabada ah.
Waa riyo fiican guud ahaan.
Labada riyo way is xoojinayaan.
Riyada hooyada halkan ka daawo
The dream is a common dream that speaks of your daily life and the good relationships you will have with your relatives.
It is a good dream overall.
The two dreams reinforce each other.
