Fasirka riyada ninka eedadayda lacag i siinayo

Fasirka riyada ninka eedadayda lacag i siinayo

Fasirka riyada ninka eedadayda lacag i siinayo Riyada: ASC sheekh alahaa kubarkeeyo waxaad ii fasirtaa Anigoo soogaly guriga eedaday oo ninka eedada qabane oo ganacsade wayn ah oo sarirta kujiifo eedadanay ay agfadhodo kursi ayaay kufadhiday isla qulka dhexdiisa waan salamay kadibne waxaa uu ii soo fidiyya lacag waraqo ah waan qaatay waxaan ku idhi […]

Riyo anigoo jooga guriga habo

Riyo anigoo jooga guriga habo

Riyo anigoo jooga guriga habo Riyada: sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waxaa joogta 3caruura oo uu dhalay inankeedu se maaaha kuwii uu dhalay oo uma eeka se riyada dhexdeeda waa iyagii waa 2wiil iyo gabadh gabadh yar waxay soo qaaday phone kii ayeeydeed waxa soo garaacday ayeeyo kale caruurta yaryari waa […]

Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo

Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo

Riyada moobeelka iga damayo anoo lacag ka diri rabo Riyada Riyada 1 Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga goob ganacsi waxaan iibsanaya milix oo mobile aan ka diri lahaa lacagta ayaa bilaa charger la damay waxaan ku idhi ku qor hooyo ama habo ee kula jaarka ah ninka iibinaya dukaanka waxaan ku aqaan dhaqatar […]

Riyada aderkey guriga imadey

Riyada aderkey guriga imadey

Riyada aderkey guriga imadey Riyada: Waxan ku riyoday aderkey iyo nin kale iyo hablo qolka fadhiga jogan iyo wllky da ahan 20 jir iskana isticmalayo telkis o bareyska jajar kula jiro kadib ba hoyadey borsadeyda garab ikalisay 2 Dirac o laha so doll iku diri anaa suqa ina ado rabah markasan argay qolka fadhigo aderkey […]

Riyada qof dumar ah oo eedo ii tilmaamayso

Riyada qof dumar ah oo eedo ii tilmaamayso

Riyada qof dumar ah oo eedo ii tilmaamayso Riyada: Asc sheekh waxaad ii fasirtaa waxaa ila fadhiday quf dumar ah waxayne igu tidhi eedada ayaa Soo gashay oo dada ergo ah ayay kuwadaa waan farxay .Waxaan ugu jawabay eedaday iyo eegidtaan ayaan isku daray xaga edada ay ka Soo socoto ee dhanka ganjeelka waxayne fadhinyaa […]

Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya

Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya

Waxan ku riyooday nin aan isku qabiil nahay o ganacsade ah isago lacag isiinaya Riyada: A S C, waxan riyo ku arkay nin aan isku qabiil nahay oo ganacsade ilaahay wax siiyay ah oo aan aad isku naqaano isago lacag isiinaya bal riyadan isoo fasira Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad kuu soo dhow waxaana sabab […]