Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto Riyada: Waxan kuriyooday aabo ilahay ha u naxriiste dhalin yaro ayuu u ekaa wuu qurux badnaa aniga iyo walaaladay iyo hooyo ayaa ag fadhinay aabo dhar cad ayuu xirnaa wuuna faraxsanaa hooyona way faraxsaned dhamantenba aabo mid walba caano ayuu siiyay markii aan wada cabnay anagoo dhameestiran aniga ayaa waxan […]

Riyada baranbaro oo dharka iga galayso

Riyada baranbaro oo dharka iga galayso

Riyada baranbaro oo dharka iga galayso Riyada: Waxan ku riyooday anigoo faraxsan ba guriga habaryatey albabka ku garaacey wey iga fudhay wan salaamey anoo hadal usoo wada baa wax I qaniinen saa wa cararey gurigeen furey mise xasharaad am garanwayey sii galaya qolka anii ba is fiiriyey surwaalkeyga eegay mise hoosta halkii yareyd baranbara igaga […]

Fasirka riyada barambarada

Fasirka riyada barambarada

Fasirka riyada barambarada Qofkii ku riyoodo barambaro riyadaas waxay ku tusinaysaa in dhib uu jiro oo aysan haboonayn in laga aammuso ومن رأى الصّراصير فإنّ هذه الرّؤيا تؤوّل إلى أنّ هناك مشكلةً لا ينبغي السكوت عنها، Baranbarada waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn ama balo qofka kusoo socoto, qofkii ku riyoodo baranbaro waa inuu is ilaaliyaa. Qofkii […]