Riyada anoo dhego xiran oo muraayada hor taagan
Riyada:
salaam sheekh waxaan ku riyooday anigoo hortaagan muraayad isku daawanaya oo xidhan dhago dhaadheer oo dahab.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad qaali ah oo aad ka qeybgali doonto.
Waxayna u badan tahay arrin la xiriirto dad qaraabo ah.
Waxay noqon kartaa xaflad aroos aad aadi doonto.
riyada waa farxad iyo wanaag
Riyada muraayadda halkan ka daawo
The dream indicates an important event that you will attend.
It is most likely related to relatives.
It could be a wedding that you will attend.
The dream is happiness and well-being.
