Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto Riyada: Waxan kuriyooday aabo ilahay ha u naxriiste dhalin yaro ayuu u ekaa wuu qurux badnaa aniga iyo walaaladay iyo hooyo ayaa ag fadhinay aabo dhar cad ayuu xirnaa wuuna faraxsanaa hooyona way faraxsaned dhamantenba aabo mid walba caano ayuu siiyay markii aan wada cabnay anagoo dhameestiran aniga ayaa waxan […]

Fasirka riyada caanaha garoorka

Fasirka riyada caanaha garoorka

Fasirka riyada caanaha garoorka Riyada: Waxan kuriyoday anigoo cabayo caana lo’aad oo garoor ah oo subag watan maehen caano danaan weymacanayen waxey kujireen weel weyn waxana kucabaaye labada gacmood fadlan isojawaab Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol degan oo dhib aan lahayn. waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad ku qanacdo. Riyada caanaha guud ahaan waa […]

Riyada walaalka safar ka imaanayo oo caano keenaya

Riyada walaalka safar ka imaanayo oo caano keenaya

Riyada walaalka safar ka imaanayo oo caano keenaya Riyada: Waxaan ku riyooday walaalkey oo safar ka imaaday oo gurigeyga imaaday wuxuu ii keenay caano badan oo fresh ah qaar box ku jira qaarna bacyo ku jira. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nolol fiican Waxaana laga yaabaa sabab inuu u noqdo taas nin adiga kuu […]

Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo

Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo

Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo Riyada: Sheekh xalay waxaan ku riyooday nin ayaa weel subag kujiro kor usoo qaaday oo igu yidhi keen gacanta kuugu shubee gacantii ayuu iiga buuxiyay ilaa ay gacanti buuxsantay oo hareeraa ka daatay subagi iiso fasir sheekh   Fasirka: Riyada subaga waxay tilmaamaysaa guul aad ka gaari doonto mustqbalka […]

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan Riyada: Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayo , haday gabar ku riyooto iyadoo ceeno geel suuqa kasoo iibsatay oo ay dhulka ugu daateen   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro daran, gabadha wax muddo badan ay samaynaysay ayaa ka burburayo. Waxaa laga yaabaa inay yihiin arrimo la xiriiro […]

Riyada gabar yar la waaynayo kadib barkad biyo laga helayo

Riyada gabar yar la waaynayo kadib barkad biyo laga helayo

Su’aasha: Hooyo ku riyootay Ayada weysay gabaryar dheeda oo cada ayado weysay ee markey haben maqned eey ilmokaso helena gbdhi barkad biyo kujiran ayado naf yaru kujirto eedhabta sartay sacabkedakusisay caano waxan uyimid ninshiqa oo ey sagaranen ninka. Jawaabta: Qoraalka soomaaliga iska sax wuu wada qaldan yahay, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa arrin dhib wadata […]

Qofkii ku riydoodo asoo caano ku qubeysanayo

Qofkii ku riydoodo asoo caano ku qubeysanayo

Su’aasha: Xalay waxaan ku riyooday aniga markaan qubaysanaayo biyo ayaa banaanka dhibtaa markuu qabow noqdo ayaan ku qubaysaataa marka xalay ayaa ku riyoonaa yey inaa meeshii biyaha ahaa aan ku qubaysto caano geel oo macaan ah oo suusac macaan ah dhaansanayo oo aan rabo inaa ku qubaysto riyadaas maxaa waaye mahadsanid Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]