Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo Riyada: Waxan waday sawir yar sawirku nin buu ahaa waxaanu wada soconay hooyo markii aan kasoo tagay ayay ila soo hadashay waxay idhahday sawirkii ayan u baahanahay ee iiso sawir Ana waxan galay meel shaaha lagu cabo meeshuna isbitaal ayaa kudhex yaalo meeshu waa meel qurux badan oo wadanku […]
Riyada nin lacag ii dhiibaya oo leh eeddadaada sii

Riyada nin lacag ii dhiibaya oo leh eeddadaada sii Riyada: Asc waxaan ku riyoday anigoo ninka ciidanka oo dhan xukumay ee ugu sareeya sareece guud oo aan is naqaano oo aan Isa laanay gacnatane is qabsanay uuna labisnaa dharkii ciidanka ayuu ku labisnaa , Gacantii ayaaynu is qabsanay waanune israacnay waxaan wada tagnay xafdiisa .markaan […]
Riyo dhagax nalagu soo tuuraayo aniga iyo hooyo

Riyada: asc waxaa rajena inaa caafimad qabtaan. riyada waxaan ku arkay aniga io hooyade meel waxaa joognaa barxad ah oo dadbadani ay joogan sidoo kale meel luuq ah ayaa kudhuumanena anagoo dhan askar ayaa gadaal dhagax nooga soo tuureysa dhagax waawen aniga waxaa iskuduuba hooyadee oo dhagaxaha ayada kudhici lahaa anigaa isku aadinaya oo dhamaan […]
Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso

Riyada gaariga duulaya iyo kabta iga dhacayso Riyada: Wll xalay waxaan ku riyoonayay anoo magalo gaari karaacay oo gaarigu uu duulayo markaalada kasiii baxaynay waxan galay Jid jaam ah ama saxmad sidaad utaqaanoba markaa wuu duulay sida diyarada markaa meel nadiifuu dawada ka qabsaday markaan magalada ka abaxnay waxaan aragnay ay duur ama yay ay […]
Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada

Riyada: Asc wll fasirka riyada ano magaalo yar jooga oo qoladi magalada maamuleysay ii diiday in aan magalada ka baxo kadib nin askari ah ii yimid oo ikaxeyay ayaan hurdada ka kacay anoo (oyaya) ilmaynaya Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyadan in arrimo ay kaa xayirmayaan oo aad fulin rabtay way kugu adkaan doonaan laakin marka ugu […]
Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha: Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn […]
Riyada dagaalka oo ciidamo aad la socoto

Riyada: Asc walaalaha Daruur Nabad ayaan idin rajeeyey Waxaan ku riyooday riyo dheer oo qaab aan u dhigo aan garan waayey Waxaan arkay riyo dagaal Laba ciidan is dagaalayo oo ane mid kamid ah aan lasocdo aniga aan hub wadan xili habeen nimo ah ayaan ka baxsaday ciidankii aan lasocday waxaana usoo baxsaday Kuwa ay […]
