Riyada guri weyn aan u guurayno

Riyada:

waan ku salaamay sheekh waxaan riyooday anagoo u guurnay guri wayn oo goglan qurux badan oo qolol badan leh sariiro badan ayaa yaala waan eegayna alaabaha xagay yaalan hooyaday way ii yeedhay kaalay inta sariir iyo kabadh ee taala ayaynu eegayna.

Riyada guri weyn aan u guurayno
Riyada guri weyn aan u guurayno

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa mustaqbal farxad leh, waxaad ka baxaysaan ciriiri hadduu idin haysto.

Waxaad galaysaan nolol raaxo lehm sidoo kale barwaaqo iyo horumar.

Waxaa kaloo riyada ay xambaarsan tahay inaad guursan doonto nin hanti leh

Ninkaas oo wax badan ehelkaaga u qaban doono.

Waa riyo fiican.

 

Halkan ka daawo riyada guriga

 

This dream indicates a happy future, you will escape from the current hardship.

You will enter a comfortable life as well as prosperity and progress.

The dream also implies that you will marry a wealthy man

A man who will do a lot for your family.

It is a good dream.

Leave a Reply