Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada:

Waxan kuriyooday aabo ilahay ha u naxriiste dhalin yaro ayuu u ekaa wuu qurux badnaa aniga iyo walaaladay iyo hooyo ayaa ag fadhinay aabo dhar cad ayuu xirnaa wuuna faraxsanaa hooyona way faraxsaned dhamantenba aabo mid walba caano ayuu siiyay markii aan wada cabnay anagoo dhameestiran aniga ayaa waxan arkay caanihi markuu kala bar iimarayay in ay baranbaro kudhex jirto galaskeygii waan qeeliyay caanihi ayan rabay inaan iska matajiyo waxana dhahayay ala hoyoy waa been idheh anoo labo labo iheeso toosh ayaa lagu ifiyay waana arkay inay baran baro tahay oo caanaha kudhex dhimatay!

Riyada baranbarada caanaha ku jirto
Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa aabbe inuu meel fiican joogo, dharka cad iyo farxadda ayaa astaan u ah.

teeda kale riyada barambarada caanaha ku dhex dhacayso waa dhibaato aad kala kulmi doonto dad adiga kuu dhow.

taas waxay keenaysaa inaad dhibsato oo aad ka walwasho.

Ilaahay sharta hakaa ilaaliyo

Waxaa lagaa rabaa inaad ka digtoonaato dadka qaar

Riyada barambarada halkan ka daawo

 

The dream indicates that the father is in a good place, white clothes and happiness are symbols of this.

On the other hand, the dream of cockroaches falling into milk is a problem that you will encounter with people close to you.

This will cause you to be upset and worried.

May God protect you from the evil one

You need to be careful of some people

Leave a Reply