Fasirka riyada beerta aan dhex galayno aniga iyo saaxiibkayga

Fasirka riyada beerta aan dhex galayno aniga iyo saaxiibkayga Riyada: Asc waxaad ii soo fasirtaĆ aniga iyo nin saxiibkay aha oo wada socono oo wada hayna ayaan soogalanay meel beer ah oo aad loga shaqeeyey qaabka ay ubaxday beerto wayne kala xidh xidhnayd wadadune waykala dhex maraysay beeta xaga a aha ayaa kaga uudnaa beerta […]
Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay

Gabar beer ku riyootay iyadoo qudaar kasoo guratay oo suuqa geysay Riyada: Asc sheekh wali liima guursan waxaan ku riyooday anigo beer leh qudaar fiican iga baxayso qudaarti aan suuqa geeyay aan so iibsaday lacag badan an ka helay ayaan ku riyooday Fasirka: Waa riyo tilmaamayso barwaaqo Ilaahay ku siin doono, waxaad helaysaa lacag xalaal […]
Waxaan Ku riyooday bulacyo dhintay oo la leeyahay nabiga (SCW) ayaa dilay

Su’aasha: Asc walal waxaan Ku riyooday meel doog ah iyo geedo cagaran leh ee beer ama park oo kale ah dad ba jogay waxan arkay nin waraabinaayo beertaas waxaan arkay bulayo dhintay ee la ga jaray dhexda qeebta kore un baan arkaa iyo ayagoo dhintay waxaan weydiyaay ninka waraabinayay beerta yaa dilay bulacyadan waxuu igu […]
Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan

Gabar ku riyootay daayeer iyo dameer iyo beer qurux badan Su’aasha: Asc wllo waxn ku riyodey anigo joogna beer qurux badan caws ka baxay oo dooga kadib waxan sitay canjeelo hudheel ayan galnay kadib gabadh an aqano ayan ku arkay oo buuran wan salamay gacanta kadib wan iskaso baxnay beerta tagnay waxa naguso yacay danyer […]
Riyada beerta xildhibaano iyo macalimiin

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad ku mahadsan tihiin sida ugu wanagsan eed noogu hakarbaxdaan Allah macak waxaan ku riyooday anoo ay ila joogaan xildhibaano barlamanka ah oon sheekaysanayno iyo macalimiin oo beer qurux badan oo green ah oo doogle aad u dheer ay nadiifinayan macalimiintu si aan u fadhiisano oo ay doogii iyo dhir dhaadheer […]
Riyada dambaska iyo kabaha quruxda badan

Su’aasha: Asc wllo wad mahadsantihn bahdina durur media Riyadan waxa iga codsatey inan inad idinso gadhsiyo si ad ugu fasirtan Waxn ku riyodey ano wado marayo waxn so gadhey meel uu yaaalo danbas iyo dab isku jira danbaska waxan ka WADA marku dabku dhamado wuu basa ,kadib dadku wey marayen mesha lkin anu bila kabo […]
Riyada dabaco oo isoo daba galayso

Su’aasha: ASC. WAAN IDIN SALAAMAY WALAL CODSI AYAAN WATAA AH INAAD II FASIRTAAN RIYADATAN. WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DACAWO (DAWACO )MIDABKEEDUNA YARA CADAAN YAHAY ISKA KARI LA WAY IGU SOO ORODAA ANA WAAN ISKA CELIYAA WAXAAN JOOGAY MEEL BEER AH OO LEH GACAN QABSI FIICAN KOLA QOOL BAAN KU DHUFTAA KOLA DHAGAX MARKAAN ISKA KARI […]
