Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo

Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo

Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo Riyada: Waxan kuriyooday dagaal labo kooxod ah kooxda aan ka tirsanaa ayaa laga badiyay aniga iyo walashay iyo walalkay iga yar ayaa waxaanu iska dhigaynay qaar dhintay oo dhulka ayaan wada seex seexanay waan isku dhaween midka yar ayaa dhexda noogu jiray kadib kooxdii naga badisay ee na laayay […]

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo Riyada: Waxan waday sawir yar sawirku nin buu ahaa waxaanu wada soconay hooyo markii aan kasoo tagay ayay ila soo hadashay waxay idhahday sawirkii ayan u baahanahay ee iiso sawir Ana waxan galay meel shaaha lagu cabo meeshuna isbitaal ayaa kudhex yaalo meeshu waa meel qurux badan oo wadanku […]

Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo

Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo

Fasirka riyo qof lugu amaray inuu ku dilo Riyada: Waxan ku riyooday aniyo gabadh aan habrowadaag nahay nin lagu so diray oo tooray madaxa nagala dhacay ninka caadi ahan waan garnaya oo waa nin xanusana oon isku magaalo joogi jirnay wakhti hore lakiin riyads dhexdeeda matki lagu idhi maxad udishay wuxu idhi qofba igu kiin […]

Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo

Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo

Makhluuq laga cabsado iyo dagaal aan galayo Riyada: Dagaal ayaa ku jirnay waxaana kula jirnay kuwo khawaarij ah waxan ku dagaalamaynay hubki hore (i.e. seefo iyo fardo iwm ) kadib marku dhamaday aa badinay aniga iyo ciidamo kale waxa u orodnay si aan uga hortagno hade kuwo kale so socdan marka xoogaha soconay oo meel […]

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa Riyada: Walal waxaan kuriyooday nin aan garanayo oo xabad ku cayrsanaya qof kale kadib kadib xabadii uu qofka kale uwaday baa aniga wadnaha iga dhacday oo caloosha ayay isla markiiba kabaxday, laakiin wax xanuun ah madareemin oo sidhib yar bay iiga baxday Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa […]

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso

Riyada naagta buuran oo qofka dhulka ku ridayso Riyada: Nin haduu arko naag buuran oo jir ah isagoo la kaftamayo kaddib dhulka ayay ku ridaysaa asoo baqaya ayuu naxaa riyadaas maxay tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas in ciriir uu kala kulmi doono aduunyada waliba gaar ahaan dhinaca shaqada ama waxbarashada. Naagta waxaa lagu fasiraa […]

Riyada gabar nin la dagaalamayso oo wax ku dhufanayso

Riyada gabar nin la dagaalamayso oo wax ku dhufanayso

Riyada gabar nin la dagaalamayso oo wax ku dhufanayso Riyada: Waxaan ku riyooday ani iyo gabar yar isla socono iyo gbr kle oo wayn lkn socodka way iiga horesay kdib saa u soconay waxaa arkay nin aan aqoon waan ka cabsaday kdib jidka dhinicana gabadha yar jirtay maray si uu ninka ii taaban kdib ninkii […]