Riyada anoo dhego xiran oo muraayada hor taagan

Riyada anoo dhego xiran oo muraayada hor taagan Riyada: salaam sheekh waxaan ku riyooday anigoo hortaagan muraayad isku daawanaya oo xidhan dhago dhaadheer oo dahab. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad qaali ah oo aad ka qeybgali doonto. Waxayna u badan tahay arrin la xiriirto dad qaraabo ah. Waxay noqon kartaa xaflad aroos aad aadi doonto. […]
Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo

Riyada dhagoolnimada iyo dadka oo ku fahmi waayo Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday meel lagu cabo shaaha oo meherad qoryo ka samaysana aabahay iyo niman la socda oo maraya iga aad moodayso inay wax ka dhuumanayaan oo is gaabinaya markaa ayaan niri aniga iyo gabar aan aqaan kaalay soo eegnee waxa ka khaldan meherada […]
Naag ku riyootay iyadoo naag kale dhagta ka qaniintay

Su’aasha: Riyo naag kuriyotay ayado ladagashay naago badan ee mid kamida qanintay e dhag ka goysay nagihi soweraray ayeey dhag ka goysay weyna carartay cabsi darte. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa buuq inay gali doonto naagtaas, sidoo kale dad cadow ayay yeelanaysaa oo ay ka joojin doonto hadalkeeda, cadaawad ayaa dhex marayso sida riyada laga fahmayo.
Riyada qofka oo dhagta ka go’ayso

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa qofka haduu ku riyooda asoo hal dhag laga gooay? Jawaabta: Dhagta waxay astaan u tahay nasteexo qofkii ku riyoodo asoo dhegta laga gooyay wuxuu waaynayaa wax u nasteexeeyo, waxaa kaloo lagu fasiraa gooynta dhegta furiin, qofkii dhegta laga gooyo waxaa laga yaabaa inuu xaaskiisa furo. Gabar riyo ku aragtay […]
