Urka daran ee xubinta taranka iyo dhabar xanuunka Su’aasha: scw waxaan isku arkaa mar walbo ur aad u daran oo kasoo baxayo farjiga ama cambarka waana joogto marka aan galmada ninkayga la samaynayo ayuu darsadaa waxaanna dareemaa markaas xanuun dhabarka hoostiisa ayan ka dareemaa maxaa la dhahi karaa arrintaas Jawaabta: Urka farjiga inta badan wuxuu […]
