Riyada guri weyn aan u guurayno

Riyada guri weyn aan u guurayno Riyada: waan ku salaamay sheekh waxaan riyooday anagoo u guurnay guri wayn oo goglan qurux badan oo qolol badan leh sariiro badan ayaa yaala waan eegayna alaabaha xagay yaalan hooyaday way ii yeedhay kaalay inta sariir iyo kabadh ee taala ayaynu eegayna. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa mustaqbal farxad leh, […]
Riyada qolka oo ay ku jiraan dad iyo ilmo yaryar

Riyada qolka oo ay ku jiraan dad iyo ilmo yaryar Riyada: Ascwrwb. Waxaan ku riyooday qolkayga jiifka oo dad badan cunug gabar qurux badan waxaad modo nuskud cad cad oo dheer u diiday ilmaha guurguuranayo rag iyo dumar nay iskugu jireen kadib aniga siiyay ilmihii ooynayey wuu II qoslay una cunay cuntadii wax yar kadib […]
Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan

Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anagoo u soo guurnay guri cusub oo wayn oo goglan waxaan dhiganay dayrka caw ( roog oo kale) aan ku fadhiisano waxaan soo raacay bas gurigii aan ka soo guurnay ayaan ka soo shaqeeyay waxaan ugu dhex tagay hooyo oo huruda waxay […]
Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo

Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo Riyada: Waxaan ku riyooday labo mar oo kala duwan 1:oday awowgay labaada oo gatay guri cusub kuna gatay lacag gaaraysa 160 kun oo dejiyay wiil uu adeer uyahay aan ku leeyahay m.a ma idinkaa dagay 2:waxaan kaloo arkay guri lagu iibiyay 50 kun oo dolar Ifasir Fasirka: Riyada waxay […]
Riyo guri qarsoon oo cajiib ah

Riyo guri qarsoon oo cajiib ah Riyada: waxaan ku aniga iyo hooyo wada socona oo meel nimi ayaa soo ag marnay guri hooyo saxibadeed degantahay aniga wax ayaan wada dhigan jirnay gabadha gurigii sacda wuu dhawyayah ina mari aan sii marnee ayaan ku idhi hooyo markaan soo gaadhnay gurigii waxaa ka soo baxay gaadhi hooyo […]
Riyada guriga habo aan tagayo maxay tahay

Riyada guriga habo aan tagayo maxay tahay Riyada: Sc sheekh ii fasir riyodan Waxaan u tagay habo gurigeeda oon leeyahay way ka soo guurtay gurigeedi hore habo ayaan salaamay waxay igu tidhi guri duug ah weeye se waa balaadhan yahay gurigu waan soo dawaday guri qolol kiisu ay waawayn yihiin se aan cusbayn qolka hurdada […]
Riyo bomb guriga lagu xiray qayladeedana la maqlayo

Riyo bomb guriga lagu xiray qayladeedana la maqlayo Su’aasha: wll gurigeena howl baa laga wadaa oo naqshadeen io habees ah waxaan kuriyooday qolka ugu dambeeya gurigeena oo ladhahayo bomb ayaa lagu xiray ee halaga soo baxo aniga io ilmaha lee guriga kujirno bombada maqarxeeso lkn qeelideeda waa lamaqlaa hadana ani leba kawelwelayo oo dadka kala […]
