Categories
Caafimaadka Health

Kastuumada ama dharka gudaha cudur ma keenaa

Kastuumada ama dharka gudaha cudur ma keenaa Kastuumada ama nigiska waa dharka gudaha oo lagu asturo cowrada hoose. waa maxay cudurka ay keeni karaa? waa dhar si dhaqsi ah ku wasakhoowa, taasna waxaa sabab u ah xubnaha taranka aad bay u kululaadaan marka dhidid ayaa  ka dhasho kuleylka baruurta jirka hoose marka meesha isla markii […]

Categories
Caafimaadka Health

Gows xanuunka iyo sida loo joojiyo

Gows xanuunka iyo sida loo joojiyo Gowska markuu bololo wuxuu noqonayaa mid madooban qofka aad buu uga dareemayaa xanuun siiba marka uu cunayo cunto waayo cuntada ayaa dhexda ka gasho ileen wuu boqsan yahay markaas aad buu u xanuunayaa qofka ma seexan karo waxna ma qabsan karo. mar kastana haddii aad cunto xanuun joojiye wuxuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Dildillaaca bishimaha Chapped lips

Dadka ku nool dalalka qabowga ah waxay ka sheegtaan dildilaaca bishimaha kaas oo xanuun badan mararka qaarkooda dhiig ayaa ka yimaada, marka hore jirkaaga waa inuu u badnaado vitamiin C kaasna waxaad ka heli kartaa liinta dhanaan iyo yaanyada qudaarta guud ahaan waa inaad isticmaashaa, sidoo kale iska qari dabaysha xoogga badan , sidoo kale […]

Categories
Siyaasa - politics

Kooxda Fidno siduu u sawiray Amin Arts

Amin arts oo sawir daran ka sameeyay cidda uu isaga u arko inay kasoo horjeedaan nabad iyo nolol ama Farmaajo iyo Khayre, sawirkaan oo ku jiro dad badan oo madax ka ah soomaali waxaa ku jiro madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud, amin arts wuxuu ka dhigay koox isku duudan sida sports ka oo kale kooxda […]

Categories
Bulsho Society News

Khatarta uu leeyahay Mobile korontada la xiriira

Dad badan way fududeystaan marka ay ku hadlayaan taleefanka isagoo ku jira kaarikada, muuqalkan haddaad daawo waxaad arkaysaa halista uu leeyahay taleefanka marka uu korontada la xiriiro, wuxuu usoo gudbinayaa dabka jirkaaga, gaarsii dadka walaalahaaga si ay isaga ilaaliyaan dad badan oo mobile iwm oo aan iska ilaalinin marka uu korontada ku jiro. runtii noocyada […]

Categories
Bulsho Society

Sheeko nin xaaskiisa dabada uga tagay oo xoog looga furay

Sheekadan waxay ka hadlaysaa nin gabar guursaday laakin fal xun ku sameeyay. kaas oo ah inuu gadaal ka maray kaddib ayay waxaas baratay oo way la qabsatay, ugu dambeyn xoog ayaa loogu furay. Wiil ku noolaa Kismaayo ayaa xamar shaqo u yimid wiilkaas, wuxuu ahaa nin ku dheereeya shaqada ganacsiga kalluunka, wuxuu samaystay dukaan lagu […]

Categories
News

Qof soo duubay Barambarada Sacuudiga weerartay

Qof soo duubay Barambarada Sacuudiga weerartay Arrinta ku faaftay maalmahan baraha bulshada taas oo ahayd barambaro badan oo weerar kusoo qaaday Sacuudiga gaar ahaan magaalada makka masjidka xaramka, waxaa la sheegay barambaradaas inay aad u badnayd dadkii ku tukanayay oo aad uga naxay, nin u dhashay sacuudiga oo soo duubay muuqaal naxdin leh daawo   […]