Gows xanuunka iyo sida loo joojiyo
Gowska markuu bololo wuxuu noqonayaa mid madooban qofka aad buu uga dareemayaa xanuun siiba marka uu cunayo cunto waayo cuntada ayaa dhexda ka gasho ileen wuu boqsan yahay markaas aad buu u xanuunayaa qofka ma seexan karo waxna ma qabsan karo.

mar kastana haddii aad cunto xanuun joojiye wuxuu kuu keenayaa mustaqbalka dhibaatooyin side effects ah sida keliiya inay kaa hallaabaan marka haddii aad qabto gows xanuun waxaa habboon inaad iska siibto gooska kaa xanuunaya, haddii kale waa inaad adeegsataa saliida dhegeyara labo dhibic ayaad tas ku siinaysaa gowska hallaysan wax yar kaddib waxaad dareemaysaa nafis iyo raaxo yar xanuunkana inshaa allaah aayar aayar buu u tagayaa.

Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa
Pain in the groin and how to stop it
When the groin swells, it becomes dark and the person feels very painful, especially when eating food because the food gets stuck in the groin. When the groin swells, it hurts so much that the person cannot sleep or do anything.
However, if you take painkillers, they will cause you side effects in the future, such as only making you feel worse. If you have groin pain, it is best to remove the groin that hurts you. Otherwise, you should use two drops of clove oil and apply it to the affected groin. After a while, you will feel relief and a little comfort, and the pain, God willing, will gradually go away.
