Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah

Dhiiga ilkaha subaxdii iyo af-urka maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan isku arkaa dhiig ilkaha iga yimaada subixii markaan cadayanaayo ilaa aan joojiyo cadayga . Dhanka kale af-urna waan isku arka xataa haddii aan cadaydo maxay tahay sideese uga takhalusi karaa af-urkaas iyo dhiigaas ilkaha ah ee subaxdii ah. Waad mahadsantihiin bahda Durdur. Jawaabta: Dhiiga […]

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena

Af urka marka hurdada lagasoo kaco maxaa keena Su’aasha: scw afkayga iyo carabkayga aad bay u urayan gaar ahan dhareerka subaxdii afkaygana aad ban u dhaqaa ciridka ayaana iga bararsan maxa talo ah.   Jawaabta: Waxaa jira  fangas  ama ilko bukan oo u baahan in la daaweeyo, waxaa ka dhasha waxa la dhaho  halitosis ilkaha […]

Maxaa carfiyo afka uraya

Maxaa carfiyo afka uraya

Maxaa carfiyo afka uraya Qofka inuu ku dadaalo uduga afkiisa waa arrin lagama maarmaan ah, waayo qof kaste wuxuu ku qasban yahay dad kale inuu la dhaqmo, taas waxay keenaysaa inuu la hadlo, hadduu yahay qof afkiisa uraya dadka way nacayaan, waxaaba laga yaabaa in la aflagaadeeyo, taas marka sida laysaga ilaalin lahaa waa inuu […]

Afka urkiisa maxaa keeno

Afka urkiisa maxaa keeno

Afka urkiisa maxaa keeno Su’aasha: Waxaan isku arkay ur aan loo adkeysan karin  siiba marka aan hurdada kasoo kaco maxaa sababo af urka sidena loo daaweeyaa. Jawaabta: Urka afka wax badan ayuu ka dhashaa  qaar waxay noqdaan nadaafad la’aanta ama cadeysasho la’aanta qaarna jirro. waxaad akhrisan kartaa sababaha keeno iyo sida loo daaweeyo  halkan Urka […]

Urka afka sababaha keeno iyo daawada

Urka afka sababaha keeno iyo daawada

Urka afka sababaha keeno iyo daawada Urka afka sababo badan ayaa keeno, afka marka uu uro dhib ayuu u keenayaa qofka dhinac walba. sababo badan ayaa keena , sababaha keena waxaa ka mid ah sida soo socota: Cuntada waxay ka mid tahay sababka ugu weyn af urka keena. tusaale ahaan toonta iyo basasha afka ayay […]

Gows xanuunka iyo sida loo joojiyo

Gows xanuunka iyo sida loo joojiyo

Gows xanuunka iyo sida loo joojiyo Gowska markuu bololo wuxuu noqonayaa mid madooban qofka aad buu uga dareemayaa xanuun siiba marka uu cunayo cunto waayo cuntada ayaa dhexda ka gasho ileen wuu boqsan yahay markaas aad buu u xanuunayaa qofka ma seexan karo waxna ma qabsan karo. mar kastana haddii aad cunto xanuun joojiye wuxuu […]