Anoo shuunka iska xiirayo ayaan dhaawac is gaarsiiyay maxaa talo ah

Anoo shuunka iska xiirayo ayaan dhaawac is gaarsiiyay

Anoo shuunka iska xiirayo ayaan dhaawac is gaarsiiyay maxaa talo ah Su’aasha: SC anoo iska xiiraya timaha hoose shuunka sakiin ayan ku xiirayay wax yar ayay ssakiinta iga jeexda meesha kintirka laga jaray dhiig badan ayaa iga asoo baxay meesha bukaan ayay noqotay bil ayaa laga joogaa iyadoo mesha raysatay ayay hadana jeexa ka muuqdo […]

Sida ugu fudud timaha dabada loogu xiiro kareemka Hair removal cream

Sida ugu fudud timaha dabada loogu xiiro kareemka Hair removal cream

Sida ugu fudud timaha dabada loogu xiiro kareemka Hair removal cream Su’aasha: Asc markaan xiiri rabo timaha hoos iigaga baxa( shuunka) waxaa dhib igu ah kuwa gadaal yacnii kuwa futada kasoo baxa oo dhib igu yihiin inaan xiiro, sideen ku xiiri karaa ma jirtaa farsamo lagu xiiri karo ? Jawaabta: Timaha gumaarka kasoo baxo oo […]

Anoo timaha hoose iska xiiraya ayaan biyabaxaa ma siigaa la dhihi karaa

Anoo timaha hoose iska xiiraya ayaan biyabaxaa ma siigaa la dhihi karaa

Anoo timaha hoose iska xiiraya ayaan biyabaxaa ma siigaa la dhihi karaa Su’aasha: dhowr jeer waxan isku arkay inaan biyaha baxo anon ugu talagalin marar badan markaan shuunka iska xiirayo guska aya taagma intan sakiinta meesha marinayo ayaan biyabaxaa taas siigo mala dhihik kara aniga uma samynin si ulakac ah. Jawaabta: Timaha hoose inaad iska […]

Xadiiska sheegay tobanka fidro xiiridda bisqinta miyuu waajibiyaa

Xadiiska sheegay tobanka fidro xiiridda bisqinta miyuu waajibiyaa

Xadiiska sheegay tobanka fidro xiiridda bisqinta miyuu waajibiyaa Su’aasha: Asc xadiiska fitrada ka sheekeeyay oo ay kamid tahay xiiritanka bisqinta ma waajiba 40 days kabadan madambi ba mase runba in salada aan laga aqbalaynin midkale waswaska Aya iguso laba kacleyay wuxuuna igajura imtixaanka intabadan waxaan jeclahay inan guul kagaaro waxbarashada lakin markuu imtixaanka sodawaado waswaska […]

Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa

Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa

Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa Su’aasha: scw timaha hoose haddii kareemka timaha lagu xiiro dhib miyuu u keenaa maqaarka hadu dhibkaas jiro muxuuse noqon karaa malaga yaabaa inuu dhalmada waxyeelo gaarsiiyo hadii gabadha ay timaha hoose ku xiirayso mar walba? Jawaabta: Sida la og yahay kareemooyinka timalaha lagu suuliyo waxay ka sameysan […]

Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno

Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno

Shuunka marka la xiiro cucunka maxaa u keeno Su’aasha: Shuunka markan Iska xiiro cuncun ayan kadarema meshan kaxiiray maxa sababa maantay inan xooqo ayay ubaahanyahay ma cudurba mise wa wax dadka odhan ey leyihiin rag iyo dumarba Mida kale Markan Iska xiiro timahas kacsigeyga wa zaaid marka ay tiimaha batan wa Iska normal maxa sabab […]

Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno

Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno

Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno Su’aasha: Waxan qabaa suaal o ah gabadha shaarbaha usoo baxayo ma xiriiri kartaa wax dhib ma ledahay tinta sharbaha jiro maa la dhihi karaa maxaa u keeno gabadha timaha jirkeda inay soo bataan dhabarka iyo cajiraha caloosha si xoog leh bay timaha uga soo baxaan xaad ma […]