Categories
Caafimaadka Health

Jabtada maxay tahay maxaasee lagu daaweeyaa

Cudurka jabtada waa cudur galmo sabab u noqota waa cudur caan ah oo ku dhaca ragga iyo dumarka, geedka ninka waxaa ka soo baxa dhiig iyo carun (malax) sidoo kale cambarka dumarka wuxuu soo saaraa dhiigga iyo malaxda, cudurka jabtada afka enlishka waxaa lagu dhahaa Gonorrhea afka carabigana waa loo yaqaanaa السيلان, cudurkan wuxuu ku […]

Categories
Siyaasa - politics

Ra’isulwasaareyaasha soo maray dalka yaa ugu saamayn badan

Maalmahaan waxaa baraha bulshada qabsaday sheeko la xiriirta Ra’isulwasaareyaasha dalka soo qabtay oo ah dad kasoo jeeda beelo kala duwan, marka yaa ugu saamayn badnaa oo la dhihi karo wax weyn ayuu ka baddalay dalka. haddaba waxaa lagaa rabaa inaad fikirkaaga ka dhiibato qofka aad u aragto inuu ahaa qofka ugu saamaynta badan     […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara walaal

Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara walaal Dhuusada waxaa lagu tiriyaa waxyaalaha la soo gudboonaada nafleyda nool. waxayna caadi ahaan calaamad u tahay caafimaadka guud ahaan iyo shaqada caloosha iyo mindhicirada. laakin marka ay dhuusada badato maxay tilmaamaysaa ? haddii ay dhuusadu xadka laga rabay ka baxdo, oo qofka uu gaari waayo heer dhuusada inuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Bidaarta noocyada ay tahay iyo sababaheeda

Bidaarta noocyada ay tahay iyo sababaheeda Bidaarta waa wax caadi ah oo qofka ku dhacaysa inta badan waxay ka mid tahay waxyaalaha layska dhaxlo, inta badan aabaha ama awoowaha iyo abtiyaasha ayaa laga dhaxlaa. Inta badan waxay qofka ku soo bilaabataa marka uu 25 gaaro bidaarta aad bay u kala duwan tahay mid waxaa jirta […]

Categories
Caafimaadka Health

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta Ilkaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha Ilaahay nagu mannaystay oo aan ku qabano howlo fara badan iyadoo ay kuu sii dheer tahay quruxda afka ay siinayaa, taas waxaa dareemi kara qofka duqoobay oo afkiisa isku soo dumay marka ilkaha dhibaatooyin badan ayaa ku timaada waxaa ugu muhimsan xanuun […]

Categories
Caafimaadka Health

Caanaha hooyada arag waxa ay qabtaan marka la nuugo

Caanaha hooyada aad bay ugu fiican yihiin ilmaha , dumarka aan naaska siinin caruurta oo dhahay naasaha inay iga dhacaan ma rabo aad bay u qaldan yihiin waayo caanaha ilmaha waxay ka reebayaan cuduro badan, la mid ma noqonayo canuga marka aan la nuujinin naaska ilmo naas soo jaqay, hooyada naaska waa inay siisaan ilmaheeda […]

Categories
News

Muwaadin Soomaaliyeed oo shaahaysana sanadka 1939

Sawirada qaar waxay leeyihiin xusuus aad u dheer taasoo keenaysa inay maanta kusoo xusuusiyaan waayadii hore taas waa arrin dad badan ay ka helaan. sawirkan waa nin soomaaliyeed oo shaah cabbaya  nadaka sawirka la qaaday waa 1939. marka eeg koobka siduu yahay, sidoo kale eeg dharka ama labiska uu ninka xiran yahay