Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa Su’aasha: Asc, waxaan dareemaa mar mar dhecaan iga yimaado dhabxanaga waana muddo dheer ihaayaa ,maxaa waaye? Jawaabta: Taas waxay tilmaami kartaa waxaaylo fara badan, waxaana fiican baaritaan fiican in lagu sameeyo. Gaar ahaan haddii meesha ay xanuunayso ama ay leedahay ur oo saameeya afkaaga. Mararka qaar meesha ay […]

Waxaan ahay qof ilko dheer qaarna ka maqan yihiin ila taliya

Waxaan ahay qof ilko dheer qaarna ka maqan yihiin ila taliya

Su’aasha: Waxaan Ahay Nin Ilko Dheer Qaarna Way i-Madhan Yihiin Dhoola-Cadeyn Waan Isdaynay Xitaa Dadka Wajigooda Ma Fiirin Karo Waayo Waxaan Ka-Cabsadaa Inay Igu Yihaahdiin ilko Dheere Xitaa Waxyaabo Badan Oon Samayn Lahaa Waxaa Iga Hortaagan Ilko Dheerida Sida Inaan Faraxsanaado Ama Dhoola-Cadeeyo Amaba Qoslo Hadaan Xidhan Lahaana Ma Haysto Qarashkii Aan Ku-Xidhan Lahaa Talo […]

Maxaa keena ilkaha daata

Maxaa keena ilkaha daata

Maxaa keena ilkaha daata Su’aasha: Asc dr waxaan ahay qof da, yar oo ah 17 sano jir haba ahaate waxaan ladhibanahay ilkaha oo idaata yacnii jajaba Aniga qof yar baan ahay markaa maxaakena su aal labaad ayaan qabaa lakiin markii aad tan kasoo jawaabto ayaan soo dirayaa iyadana madamo marar badan aad tidhi labo su […]

Waxyaalaha halleeya ilkaha carruurta

Waxyaalaha halleeya ilkaha carruurta

Su’aasha: waxan rabaa inaan ogaado cunug yar 5 jir ah ilka oo dhan ayuu ka madoobaaday oo way burbursan yihin qof ayaa igu yiti waxaa sabab u ah macmacaanka siiba sonkorta aad ilmaha siinayso mar walba marka waxan rabaa inaan ogaado ilkaha sonkorta ma dhibtaa fadlan jawaab. Jawaabta: Caadi ahaan ilmaha da’dan ah ma aha […]

Wax qof kaste heli karo oo ilkaha caddeeya

Wax qof kaste heli karo oo ilkaha caddeeya

Waxyaalo aad heli karto oo ilkaha caddeeya oo dabiici ah. Waxyaalo dabiici ah oo ku caddeyn karto ilkahaaga adoon tagin meelaha lagu caddeeyo waxaad keenaysaa dhuxul shiidan waxaad ku daraysaa cusbo kaddib waxaad keenaysaa qobka mooska kaddib waxaad keenaysaa liin dhanaan iyada iyo qobkeeda ayaad isku shiidaysaa dhammaan ayaad isku daraysaa ilaa uu ka noqdo […]

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta Ilkaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha Ilaahay nagu mannaystay oo aan ku qabano howlo fara badan iyadoo ay kuu sii dheer tahay quruxda afka ay siinayaa, taas waxaa dareemi kara qofka duqoobay oo afkiisa isku soo dumay marka ilkaha dhibaatooyin badan ayaa ku timaada waxaa ugu muhimsan xanuun […]