Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta
Ilkaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha Ilaahay nagu mannaystay oo aan ku qabano howlo fara badan iyadoo ay kuu sii dheer tahay quruxda afka ay siinayaa,
taas waxaa dareemi kara qofka

duqoobay oo afkiisa isku soo dumay marka ilkaha dhibaatooyin badan ayaa ku timaada waxaa ugu muhimsan xanuun joogto ah iyo moddbaad oo bubur u keenaya, marka maxaa keenaya, waxa ugu daran ilaha xanuunka u keena waa inuu qofka shaah kulul ama cunta kulul afka galiya isagoo wax qabow ka dabda geenaya,
tusaale waqti qabow jira ayaad ka soo bixinaysaa macmacaan talaajada markaas ayaad ku cabbaysaa shaah ama kaxwo kulul, buskud ama xalwo ama keek, sidoo kale marka aad cunto wax macmacaan ka samaysan
waxaa lagaa rabaa inaad ilkaha isla markii nadiifiso haddii kale gowsaha ayuu kaa galinayaa bumbuli waxay kaa noqonayaan madow gows xanuun ayaa kugu imaanaya.
waxa ugu fiican oo aad ilkahaaga ku ilaaliso waa cadayga mar kasta waa inaad iska nadiifisaa ilkaha.
Ciridka barara ee yiridka sidee loo daawayn karaa
Teeth are among the things that Allah has bestowed upon us and we do a lot of work in addition to the beauty of the mouth that it gives you, this can be felt by the old person whose mouth has collapsed when the teeth have many problems.
The most important thing is constant pain and pain that causes damage. When what causes it, the worst thing that causes the disease
is that the person puts hot tea or hot food in the mouth while causing something cool,
for example in the cold you take out the sweets from the tea and then you drink tea or hot tea, biscuits or cakes or cakes,
also when you eat something made of sweets you are required to clean your teeth at the same time or else it will put you in the gums.
It will be black and painful will come to you.
