Sida karbunaatada ilkaha loogu caddeeyo

Baking powder

Sida karbunaatada ilkaha loogu caddeeyo Karbunaatada ma ogtahay in ilkaha lagu caddeyn karo? Karbunaatada loo adeegsado macmacaanka sida cusbada oo kale ah waxaa lagu caddeyn karaa ilkaha, waliba waxay u roon tahay jirrooyinka cirridka. ilkaha waxay ka qaaddaa wasakhda madow iyo midda cagaaran. sidoo kale waxay ka dhigtaa ilko cad oo nadiif ah waxaad soo […]

Qobka mooska faa’idooyinka uu lee yahay

Qobka mooska faa’idooyinka uu lee yahay

Mooska waa lawada og yahay inuu yahay furuud aad u fiican. laakin ma og tahay qobkiisa faa’idooyinka laga helo? marka aan kuusoo duuduubno faa’idooyinka qobka mooska waa sidatan: 1- wuxuu u roon yahay cuncunka jirka iyo xanuunka ka dhalanaya meelaha cayayaanka kaa qaniino, inta la shiido ayaa la mariyaa. 2- indhaha ayuu u roon yahay, […]

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta

Ilka xanuunka sababaha keeni kara iyo daaweynta Ilkaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha Ilaahay nagu mannaystay oo aan ku qabano howlo fara badan iyadoo ay kuu sii dheer tahay quruxda afka ay siinayaa, taas waxaa dareemi kara qofka duqoobay oo afkiisa isku soo dumay marka ilkaha dhibaatooyin badan ayaa ku timaada waxaa ugu muhimsan xanuun […]