Timaha oo jarjarmayo marka aan qubeysanayo maxaa keeno

Timaha oo jarjarmayo marka aan qubeysanayo maxaa keeno

Timaha oo jarjarmayo marka aan qubeysanayo maxaa keeno Su’aasha: gabar 27 jir ah oo marka ay qubeysanayo timaha kasoo daadanayo, heer ay gaarayso ilaa dhilka timo ka buuxsamaan si caadi aan ahayn taas maxaa la dhihi karaa maxaasena lagu daaweyn karaa. Jawaabta: Daadashada timaha sababo badan ayaa keeni karaa. waxaa ugu muhiimsan isbadalka hormoonada jirka, […]

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa Su’aasha: SC waxan rabaa inaad ii shegtan saliid macsarada timaha waxa ay tarto, gabdho badan ayaan ka helin inay timaha marsadaan, waxay raadiyaan saliidaha sijilaatada ah oo dibadda laga keeno, waxaan rabaan haddi ay waxtar leedahay saliid macsarada inaad iiso shegtaan. Jawaabta: Saliid macsarada waxay ka mid tahay […]

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa Su’aasha: scw bahda daruur waad ku mahadsan tihin webkan qiimaha badan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtan su’aasha ah saliida la yiraahdo sage oil timaha miyay madoobeysaa daawada timahalagu madoobeeyo iyo iyada maxay isdhaamaan? Jawaabta: Saliida sage oil ( زيت الميرمية ) marka qofka madaxa mar kaste […]

Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan

Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan

Su’aasha: Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan Hadii Siigada La Iska Daayo. Jawaabta: Siigada si toos uma hallayso timaha laakin qofka marka uu jirkiisa waayo nafqada iyo vitamiinada qaar timaha ayaa ka daciifaya, marka hadduu siigada iska joojiyo waa laga yaabaa inuu sidiisa kusoo noqdo haddii jirro kale aan jirin.

Timahayga Ma Baxayaan Xitaa Hadaan Dhawr Sano Daayo

Timahayga Ma Baxayaan Xitaa Hadaan Dhawr Sano Daayo

Su’aasha: Timahayga Ma Baxayaan Xitaa Hadaan Dhawr Sano Daayo Ma Korays Ayay Noqdeen Arintan Waxaan Jeclahay Inay Siigadu Igu Keentay Waayo Siigada Intaanan Bilaabin Timahaygu Sifiican Ayay Ubixi Jireen Hada Siigada Waan Iska Joojiyay Inkaston Mudo Badan Kusoo Dhex Jiray Markaa Maxaan Kusameeyaa Timahayga Bixi Waayay Ama Ma Korayska Noqday. Jawaabta: Dhakhaatiirta way isku khilaafeen […]

Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo

Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo

Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo Su’aasha: Liin Dhanaanta Kawaran Hadaan Timaha Marsado Fuuqeeda Ama Meelaha Ay Timuhu Kadaciifeen Mariyo Wax Dhibaato Ah Maku Keenaysaa Timaha Laakiin Maxay Faaiido Uleedahay Timaha Jawaabta: Liin dhanaanta waxtar badan ayay leedahay guud ahaan, marka timaha aan ka hadalno marka la mariyo waxay xoojisaa timaha, sidoo […]

Siigada iyo daadashada timaha xiriirka ka dhaxeyn kara

Siigada iyo daadashada timaha xiriirka ka dhaxeyn kara

Su’aasha: Walaal Waxaa Dhibaato iga haysta dhanka Timaha “Siigada” Waxay Noqdeen kuwo Gaduudan Si bilaashna U daata Fool xumana Badan Waxaan Jeclaan Lahaa Inaad Ii faaideeso Cumtooyin Aan Ku nAfaqeen Karo Timahayga. Jawaabta: Timaha daata sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah qofka walwal iyo murugo markay qabsadaan sabab ayay u noqon kartaa taas […]