Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay

Shaaha cagaaran ee Lipton muxuu guduud u yahay Su’aasha: caleenta cagaaran maadama ay cagaaran tahay tan aan isticmaalo ee Lipton way gaduudan tahay maxa sababay cagaarnimada meesha may qorantahy mise ama expire wayay. Jawaabta: Caleenta cagaaran waa cagaar, guduud ma aha, marka aad soo iibsanayso iska hubi inay cagaar tahay inay dhacdayna taariikhda ayaad ka […]
Caleenta cagaaran Lipton xasaasiyad miyay leedahay

Caleenta cagaaran Lipton xasaasiyad miyay leedahay Su’aasha: Asc Bahda daruur media waxaan cabaa caleenta cagaaran ee lipton way cagaaran tahay lii dhahay markas istimaalaykeeda bilaabay waxay ila noqotay gaduud cml. tan kle caleenta cagaaran miyay leedahay xasaasiyad waxa isku arkay xasaasiyadda dhuunta muddo ayuu i haayay markii iska joojiyay wa iyaga yaraaday lkn weli wa […]
Shaaha liin lagu daray waxtarka uu leeyahay

Shaaha liin lagu daray waxtarka uu leeyahay Shaaha liin dhanaan lagu daray muxuu jirkaaga ku sameeyaa dhakhaatiirta cuntada iyo caafimaadka waxay sheegeen faa’idooyinka uu leeyahay shaaha liinta lagu daro waxaa ka mid ah 1- maskaxda ayuu xoojiyaa qofka mar kasta cabba xifdigiisa aad buu siyaadaa. 2- dufinta cuntada iyo sokorta inuu jirka dhuuqo ayuu ka […]
Muwaadin Soomaaliyeed oo shaahaysana sanadka 1939

Sawirada qaar waxay leeyihiin xusuus aad u dheer taasoo keenaysa inay maanta kusoo xusuusiyaan waayadii hore taas waa arrin dad badan ay ka helaan. sawirkan waa nin soomaaliyeed oo shaah cabbaya nadaka sawirka la qaaday waa 1939. marka eeg koobka siduu yahay, sidoo kale eeg dharka ama labiska uu ninka xiran yahay
