Bidaarta noocyada ay tahay iyo sababaheeda
Bidaarta waa wax caadi ah oo qofka ku dhacaysa inta badan waxay ka mid tahay waxyaalaha layska dhaxlo, inta badan aabaha ama awoowaha iyo abtiyaasha ayaa laga dhaxlaa.

Inta badan waxay qofka ku soo bilaabataa marka uu 25 gaaro bidaarta aad bay u kala duwan tahay mid waxaa jirta xiiro lagu magacaabo laba gees ayay soo gashaa laakin foodda timo ayay iska lahaanaysaa, midna waa garoon oo kale mdaxa ayay ku fiddaa, bidaarta ragga qaarkooda waxay u keentaa murugo daran mar kasta waxay ka walwalaan bidaarta sida loo daaweeyo ama timaha loo soo saaro, waxaa kaloo lays waydiiyaa bidaarta ma ragganimo miyay calaamad u tahay, ragga bidaarta leh dareenkooda jinsiga miyuu xoog badan yahay, taas waa la sheegaa laakin ilaa iyo hadda darasooyin rasmi ah kama soo bixin laakin dad badan ayaa arintaas ka hadlay, bidaarta iyo cirada waxay ka mid yihiin waxyaalaha ragga ay neceb yihiin, laakin shaqo kuma laha quruxda ninka immisa rag oo bidaar leh ka qurxoon rag aan bidaar lahayn.
sababo hadda rasmi ah malaha waxaa kaloo la dhahaa dalalka qaarkooda jawigooda wuxuu soo dedejinayaa bidaarta.
Timaha Ay Siigadu Daciifisay Sidoodii Hore Miyay Kusoo Noqonayaan
Baldness is a common occurrence that affects a person and is often hereditary, usually inherited from the father or grandfather and uncles.
It usually begins when a person reaches 25. Baldness is very different. One is called a bald spot, it comes in two directions but has hair on the forehead, and the other is like a field and spreads to the head. Baldness causes severe sadness in some men. They always worry about how to treat baldness or grow hair. It is also asked if baldness is a sign of masculinity. Do bald men have a stronger sense of sexuality? This is said, but until now, no official studies have been published, but many people have talked about it. Baldness and gray hair are among the things that men hate, but it has nothing to do with the beauty of a man. How many bald men are more beautiful than bald men?
Although there is no official reason, it is also said that the climate in some countries accelerates baldness.
الصلع شائع وعادة ما يكون الشخص الذي يقع فيه أحد الأشياء الموروثة ، وعادة ما يكون موروثا من الأب أو الأجداد والعمات.
في معظم الأحيان يبدأ الأمر بشخص عندما يصل إلى 25 عاما. الصلع مختلف تماما.
يسبب الصلع لدى بعض الرجال اكتئابا حادا كلما كانوا قلقين بشأن كيفية علاج الصلع أو إزالة الشعر ،
ويسأل أيضا ما إذا كان الصلع علامة على الذكورة؟
هل مشاعر الرجال الصلعاء بين الجنسين أقوى ،
يقال هذا ، ولكن حتى الآن لم تصدر أي أدلة قطعية، لكن الكثيرين تحدثوا عنها ،
الصلع والشعر الأبسض من بين الأشياء التي يكرهها الرجال:
ولكن لا تأثير سلبي في جمال الرجل ، كم من الرجال الصلعاء أجمل من الرجال بدون صلع.
لأسباب رسمية ، يقال أيضا أنه في بعض البلدان ،
تسرع بيئة بعض البلدان الصلع.
