Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta

Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta Su’aasha: Midkee Nafaqo ahaan Aan U-Isticmaalaa Caanaha Xoolaha Iyo Khudaarta Cagaaran Sidoo Klae Midkuu Labada Jidhku Vitamino Badan Ka Helaa. Jawaabta: Su’aashan horay baa looga jawaabay fadlan hadii aad su’aal soo dirayso marka hore webka ka raadi intaadan soo dirin: Halkaan ka akhriso su’aashaas waa tanaa: Caanaha […]
Caanaha la cabo habeenkii xilliga la jiifanayo

Caanaha la cabo habeenkii xilliga la jiifanayo Su’aasha: Assalamu calaykum dhamaan Bahda daruur Alle hanee barakeeyo dhaamtiin Wll waxaan la yaabay habeenkii xilliga la jiifanayo oo hurdada la Isku diyaarinayo markaan koob Caano cawo OO aan hurdo, waxaan soo toosa anigoo xubinteeda taranka iyo cajaraha OO leh qoyaan mar walba OO an cabo waa sidaa, […]
Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta

Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalin kasta Su’aasha: Caanaha Geela Ayaan Cabaa Maalinkasta Hadana Wax Natiijo Ah Ma Hayo Hada Waxaan Cabaa Bil Iyo Badh Joogto Ah Goorma Ayaan Isbadal Dareemi Doonaa. Jawaabta: Natiijada caanaha geela aad ka rabto maxay tahay? su’aalaha qaar ma cadda ujeedada loo soo qorayo, caanaha geela waa caano aad u fiican […]
Caanaha iyo qudaarta yaa fiican

Caanaha iyo qudaarta yaa fiican Su’aasha: Midkee Faaiido Badan Caanaha Xoolaha Iyo Khudaarta Cagaaran Waliba iyadoo Lashiiday (Laridqay) Ama Sideeda Loo Cuno Jawaabta: Labadaba way fiican yihiin waxaa laga helaa vitamiino kala duwan, adigoo dhahay oo kale weeye hawada iyo biyaha yaa fiican, marka waxaad ogaataa in sidaas aan loo fikiraynin, cunto kaste qudaar kaste […]
Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican

Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican Su’aalaha: Caanaha Xoolaha Kuwee Ugu Fiican Ma Kuwa Loda MA kuwa Adhiga Mise Kuwa Geela. Jawaabta: Caano kaste wax bay taraan sidaa awgeed Alle wuxuu abuuray xoolo kala duduwan, Alle (SW) markuu ka hadlayay guud ahaan ayuu u sheegay nimcada caanaha xoolaha wuxuu yiri: (وَإِنَّ لَكُمْ فِي الْأَنْعَامِ لَعِبْرَةً […]
Khudaarta la shiiday iyo tan aan shiidnayn nafaqo ah

Su’aasha: Khudaarta Cagaaran Markay Jidhka Faaiido Badan Uleedahay Ma Marka Sideeda Lagu Cuno Mise Marka Lashiido(LaRidqo) Jawaabta: Labada waa isku mid haddaad sideeda ku cunto caloosha ayaa shiideysa, maxaayeelay caloosha waxay wadataa aashato oo cuntada burburisa Ilaah ayaa ugu talaggalay si cuntada ay nafaqo ugu noqoto jirka, marka shiiditaanka iyo cunitaanka iyado dhadhan waa isku […]
Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa

Caanaha daasada nafaqo ma laga helaa Su’aasha: Asc dr waxaan kuwaydiin lahaa caanaha daasada ama caana boodhaha nafaqo ma laga helaa sidoo kale dr waxaan maqlay hadii shaaha lagu darsado in lagu naaxo ama lagu cayilo maxaa kajira dr thanks. Jawaabta: Caanaha boorka ama caanaha daasada ama caanaha gasaca waa caano caadi ah lagu qalajiyay […]
