Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa

Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa

Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday hooyo igu tidhi diyaar garooba adiga iyo gabadh kale xajka ayaad tagaysaane ana farxad aan dareemayo boorso ayaan soo qaatay dhar dirac u badan ayaan ku guray hooyo ayaan u tagay hooyo aduu I raac gabadha kale ha iska joogto haye ayay […]

Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan

Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan

Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anagoo u soo guurnay guri cusub oo wayn oo goglan waxaan  dhiganay dayrka caw ( roog oo kale) aan ku fadhiisano waxaan soo raacay bas gurigii aan ka soo guurnay ayaan ka soo shaqeeyay waxaan ugu dhex tagay hooyo oo huruda waxay […]

Riyada hooyo safar xaj kasoo laabanayso oo xajka nin ku dhimanayo

Riyada hooyo safar xaj kasoo laabanayso oo xajka nin ku dhimanayo

Riyada hooyo safar xaj kasoo laabanayso oo xajka nin ku dhimanayo Riyada: Wll riyadan horna wn kuguso gubiyay 6 cisho ka hor ee iga so jawaab Wxn ku riyooday hooyaday oo safar kaso laabatay fasar xajka ah oon ka hor yaacnay gadhiba siday shandadii laso dajiyay gadhiba siday, kadib waxay I tustay vedio nin meshii […]

Xaaska haddii naaska laga nuugo ma furmeysaa

Xaaska haddii naaska laga nuugo ma furmeysaa

Xaaska haddii naaska laga nuugo ma furmeysaa Su’aasha: Ninka marka uu xaskisa istiiminayo oo uu naaska na nuugo marka caanaha uu liqo miyay ka furmeysaa asoon u qasdin inuu caanaha cabbo lakin raxa ayaa ka awood badinayso wuxuu arkaa asoo caanaha ay ku fakadeen, iga jaahib bixiya su’aashaas. Jawaabta: Arrintan waa laysku khilaafsan yahay, waxaana […]

Caanaha hooyada arag waxa ay qabtaan marka la nuugo

Caanaha hooyada arag waxa ay qabtaan marka la nuugo

Caanaha hooyada aad bay ugu fiican yihiin ilmaha , dumarka aan naaska siinin caruurta oo dhahay naasaha inay iga dhacaan ma rabo aad bay u qaldan yihiin waayo caanaha ilmaha waxay ka reebayaan cuduro badan, la mid ma noqonayo canuga marka aan la nuujinin naaska ilmo naas soo jaqay, hooyada naaska waa inay siisaan ilmaheeda […]