Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo

Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo

Ilmo labo bilood jiro oo saxarada kasoo daahdo Su’aasha: Asc bahda daruuro wll ilahay hadin xifdiyo saad umada ugu adeegtaan ajar khayrqaba ilahay ha idinku abaalgudo Wll waxan haystaa cunug jooga 2 bilood iyo 14 bari waxaan siyaaa naaska basa xitaa biyo masiiyo waxaan ku arkay intii 2 isbuuca saxarada oo maalin ama 2laba maalin […]

Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa

Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa

Caanaha naasaha ma lagu tukan karaa Su’aasha: waxaan ahay qof ilmo nuujiso, caano aad u badan baan leeyahay mararka qaarkooda anoo salaadda ku jira ayay igasoo daataan siiba marka aan rukuuco ama sujuudo qoyaan badan ayaan dareemaa marka salaadda wax may u dhibaan caanahaas fadlan jawaab degdeg. Jawaabta: Caanaha naashaha dumarka waa daahir sidaasna waxaa […]

Caanaha hooyada arag waxa ay qabtaan marka la nuugo

Caanaha hooyada arag waxa ay qabtaan marka la nuugo

Caanaha hooyada aad bay ugu fiican yihiin ilmaha , dumarka aan naaska siinin caruurta oo dhahay naasaha inay iga dhacaan ma rabo aad bay u qaldan yihiin waayo caanaha ilmaha waxay ka reebayaan cuduro badan, la mid ma noqonayo canuga marka aan la nuujinin naaska ilmo naas soo jaqay, hooyada naaska waa inay siisaan ilmaheeda […]