Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa Su’aasha: Waku salamay sxb markaan saaid u kacsado wxn moodaa in caloosha la iga haayo cml xaaladaasoo kale maxaa la dhihi karaa Jawaabta: Arrintan waxaa sabab u ah biyaha manida dhowr jeer aad isku celisay, qofka marka uu kacsado ama uu dareenkiisa kiciyo ama uu siigo […]

Gabar aan ku riyoodo markasta anoo xanuunsan

Gabar aan ku riyoodo markasta anoo xanuunsan

Su’aasha: Asc aad ayaan u slaamaya wllha sharafta leh waxa an ahy will dhalin yare ah oo xnuusan xanuunka ihaya dhakhtar waxba wu ka fahmi layahay muddo 7 bilood ah ayan xanusanhy khasatan caloosha jidhka oo marba meel iga dhaqdhaqaqa iyo quraanka oo aan dhagaysto lkn waxba ayn iga dhex hdlyn lkn gariir iyo dubaaxid […]

Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah

Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah

Caloosha waxaan ka daremaa culeys maxaa xal ah Su’aasha: Asc wllo bahda daruur adban idinka mahad celinaya dhaman sualhad igah jawabten alle xasnadka heydinka siiyo wllo waxd iga jawabtana caloosha waxaan ka daremaa culeys , iyo inan neefsan kariwayo sidii neeftu igu dhagsantey inan xoog isakagaso saaro markastena maha wa mar mar calool istagna wan […]

Xanuunka dhiiga caadada 3 cisho kahor

Xanuunka dhiiga caadada 3 cisho kahor

Xanuunka dhiiga caadada 3 cisho kahor Su’aasha: asc wll hooyo markaste ka cabata bugta ama sarcanta guudkeda midhicirada u dhow ila misigta aya xanunsanyasa waxa y daremysa iney wax jiidayan waxan daremoya aya tidhi sidi in ilmo ku jiro marmar waxn daremaya dhaqdhaqa marka dhaqtarka tagtana waxa la odhanya kliya igfashan aya ku haya waxba […]

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena

Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena Su’aasha: wan idin salmay aad ayaad ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan salaan kadib waxan qabaa su’aal xasaasi ah waxaan isku arkaa caadada oo aan ii tosnayn mar wayso dib dhacdaa marka way soo hormartaa mararka qaar xanuun daran ayay ii keentaa oo moxoga o dhan xanuun an ka daremayo […]

Dhawaaqa caloosha maxaa keena

Dhawaaqa caloosha maxaa keena

Dhawaaqa caloosha maxaa keena Su’aasha: marka aan cunto waxaan maqlaa wax yar kadib dhawaaq badan oo wareegsi calooshayda ay samaynayso dhuuso igama imaanayso maantoo dhan caloosha ayaa i yeerta ma garanayo sababta wax xanuun ahna ma jiraan laakin qofka agtayda fadhiya wuu maqli karaa, caloosha maxaa yeeryeeriya. Jawaabta: Dhawaaqa ama yeeridda caloosha sababo badan ayaa […]

Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara walaal

Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara

Dhuusada badan maxaa kuu keeni kara walaal Dhuusada waxaa lagu tiriyaa waxyaalaha la soo gudboonaada nafleyda nool. waxayna caadi ahaan calaamad u tahay caafimaadka guud ahaan iyo shaqada caloosha iyo mindhicirada. laakin marka ay dhuusada badato maxay tilmaamaysaa ? haddii ay dhuusadu xadka laga rabay ka baxdo, oo qofka uu gaari waayo heer dhuusada inuu […]