Dadka oo dhan waxay yaqaanaan toonta cad oo caadiga ah laakin toonta madow dad badan ayaan maqlin ama arkin haddaba toonta madaow halkee laga keenaa ama laga helaa toonta madow waa toonta cad laakin inta la khamiiriyo oo la qallajiyo ayay madoobaataa dhadhankeeda wuxuu noqonayaa sida khalka oo kale way ku balbalinaysaa markaad afka saarto […]
