Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhimashada aabaha maxay tahay

Su’aasha Qofka wuxuu arkaa iasgoo aabihiisa dhintay marka maxaa lagu fasiri karaa haddii aad ku  riyooto adoo abahaaga dhintay Jawaabta Riyada dhimashada aabaha dad badan ayaa arko oo aadna uga naxo, haddii aad ku riyooto abahaaga oo  dhintay isagoo nool,waxay tilmaamaysaa riyadaas inaad duruufo adag mari doonto, laakin aad ka bixi doonto, waxaana aad kuu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Gabar aan jeclahay mana heli karo talo i siiya

Su’aasha Gabar hadii aysan ku jecleen maxaa lagu garan karaa? side baan ka yeelaa gabar aan  I jecleen anigana guur aan ka rabo. haddii aan  guursado gabar aan I rabin malaga yaabaa inay I jaclaato mustaqbalka Jawaabta Guurka cayaar ma aha, jacaylka aad sheegeyso inta badan been buu ku dhisan yahay, teeda kale naag aan […]

Categories
News Siyaasa - politics

Amin arts iyo xiisadda Soomaali iyo Kenya

Kenya maanta waxay isu malaynaysaa inay ka awood badan tahay umadda Soomaaliyeed. dhabta marka laga hadlo, haddii shacabka soomaaliyeed iyo madaxda ay daacad isu noqdaan oo layska tuuro qabyaaladda. Kenya wax ay samayn karto ma jiraan. Amin arts ayaa sidaas ku muujiyay sawirkiisa. ma aha inaad noqoto qof liita . dalkaaga waa inaad garab istaagtaa. […]

Categories
News

Eey oo dadkiisa muddo sanad ah sugaya

Eey oo dadkiisa muddo sanad ah sugaya Qisadan oo yaab badan, ey oo muddo sanad ah ku sugaya dadkii iska lahaa meel shidaal lagu iibiyo oo ka mid ah dalka Turkey. waxaa la sheegay dadka eygaas iska lahaa inay meesha kaga tageen, maxaayeelay dersikooda ayaa dhibsaday eyga. dadka meesha bansiika ka shaqeeyo ayaa eyga cunto […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa

Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa Riyada: Walaalayaal qofka caano ku riyoodo isagoo cabbayo maxaa lagu fasiraa   Fasirka: Riyada caanaha guud ahaan waa khayr iyo bishaaro. qofkii ku riyoodo isagoo caano cabbaya, hadduu yahay qof safar u socdo guul ayuu kala kulmaa, hadduu yahay qof arday hormar ayuu gaaraa, haddii ay tahay naag uur leh […]

Categories
News

Ilhan Omar: qabyaalad iska daa Soomaalinimada haku deeqo Video

Dadka soomaaliyeed hal cudur ayaa dib u dhigay. cudurkaas qof kasta ayaa garanayo. waa qabyaalad, qofka waxaa lays weydiiyaa cidda uu yahay. sidoo kale meesha uu kasoo jeedo, laandheer miyaa. isku qolo maan nahay, waxaas ayay soomaali ka helaan. Ilhan Omar waa gabar somaliyeed oo baarlamaanka maraykanka ku jirto, ma aha inaad qabiilkeeda fiiriso, waa […]

Categories
Caafimaadka Health

Soorta vitamiinada laga helo iyo 13-ka faa’ido

Soorta vitamiinada laga helo iyo 13-ka faa’ido Soomaalida ma jecla soorta, waxay u arkaan inaysan ahayn raashin vitamin leh, dadka badankooda waxay jecel yihiin baasto ama bariis. laakin maanta waxaan kuu sheegaynaa soorta inay leedahay vitamino aan ku jirin bariiska iyo baastada. marka hore soorta soomaalida ay cunaan badankeeda maxay ka samaysan tahay? Jawaabta waxay […]