Riyada Aabbe xanuunskiisa oo si kale noqotay

Riyada Aabbe xanuunskiisa oo si kale noqotay Riyada: Asc sh. Hadii aad igu xasuusan karto waan ku farxi lahaaa waxan ahay gabadhii abahed xanuunsanayay oo isbitalka yaalay hada kahor waxan kuusheegay inaan ku riyooday qoyska dhan oo wada cunteenaya aniguna aan weelka nadiifinayo waxaana leeyahay Hooyo aabe ayaa idhahay caanaha cab hadii ay timuhu ku […]
Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo Su’aasha: Walal fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo ayaanku riyooday Abahayna wakhti hore ayuu geriyooday Alle ha uu naxariste Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u xiistay aabahaaga isagana inuu kaaga baahan yahay duco, marka ha illaawin inaad u duceyso mar kaste aad salaad […]
Riyada aabbaha dhintay oo geeridiisa lasoo sheegayo

Su’aasha: Asc, waxaan arkay aabaheyga dhintay mar hore oo hadana dhintay aan dhahaayo maxaa la igu soo sheegi waayay dhimashadiisa ,waxaan ogaa asagoo fiican , maxay noqoney ?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga aad ku sugnaan doonto murug weyn iyo walwal badan, riyada adiga ayay kugu saabsan tahay, marka ducada badi aabbahaagana u duceey.
Riyada dhimashada hooyada iyo aabaha

Su’aasha: Waxan ku riyooday aabahay iyo hoyaday oo dhintay iyo anoo xanuunka cararaya. Jawaabta: Riyadan waxay tusaysaa haddii Alle idmo dhibaato ku haysata inaad ka bixi doonto sidoo kale inaad ka towbad keeni doonto dambiga. Inshaa Allaah. Ita badan dhimshada ama geerida toos uma furmayso waxaa laga yaabaa inay ku tusto cagsiga cimri dheer sidoo […]
Waxaan riyo ku arkay aabaheey oo dhimanaya

Su’aasha: waxaan riyo ku arkey aabaheey oo dhimanaya lkn hadda wuu nool yahay riyadaasi mexey tahay. Jawaabta: Dhimashada aabbaha riyada dhexdeeda, riayadaas waxay tusinaysaa nolol adag ama duruufo inay kusoo mari doonaan kuwaas oo dhib aad kala kumi doonto, aabbaha inta badan wuxuu tilmaamaa xaalkaaga, waana midka garabkaaga taagan oo ka fikiro biilkaaga iyo noloshaada […]
Riyada dhimashada aabaha maxay tahay

Su’aasha Qofka wuxuu arkaa iasgoo aabihiisa dhintay marka maxaa lagu fasiri karaa haddii aad ku riyooto adoo abahaaga dhintay Jawaabta Riyada dhimashada aabaha dad badan ayaa arko oo aadna uga naxo, haddii aad ku riyooto abahaaga oo dhintay isagoo nool,waxay tilmaamaysaa riyadaas inaad duruufo adag mari doonto, laakin aad ka bixi doonto, waxaana aad kuu […]
