Riyada gabar ari kaxaynaysa oo meel ku xaraysanysa

Su’aasha: Asc wllo adbad u mahadsan tahay waxn ku riyodey anigo adhi wado xili habenimo ah wan xareyey ama melban ku oodey riyadan wey iguso noqnoqta xaleyban ku riyodey mudo kadib anon arag. Jawaabta: Riyada waa riyo aad u fican waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof mas’uul ah oo laga dambeeyo ama meel maamul looga […]
Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran

Gabar haday ku riyooto iyadoo dameer saaran Su’aasha: SCW daruur media wan idin salamay wad ku mahadsan tihiin riyada aad no fasiraysaan. Waxaan rabaa in la ii fasiro gabar single ah hadday ku riyooto iyadoo dameer fuulaysa oo xaafada kusoo wareejinaya dad badan ayaan jooga meesha uu kusoo wareejinaya riyadaas maxa laguĀ fasiri karaa? Jawaabta: […]
Riyada waraabka adhiga fasirkeeda

Su’aasha: Habeen ayaan waxaan ku riyooday anigoo adhi waraabinaaya, adhiga waxaan ka waraabinaayey meel ceel ah. Sida habeen kale ayaan iyana waxaan ku riyooday anogoo adhi badan oo aanaan hore u lahayn helnay si kadis ah aniga iyo wiil aanu walaalo nahay, markaan adhigan wuxuu si kadis ah gurigayaga u soo galay goor cadeedu sii […]
Fasirka riyada idaha barida leh

Fasirka riyada idaha barida leh Su’aasha: Xidig daruur waxan kuriyoday idaha barida leh oo badan ii asira plz plz Jawaabta: Fasirka idaha waa wax aad u fiican. waxaa lagu fasiraa hanti badan sidoo kale caruur wanaagsan. sidoo kale beero miro badan leh iyo geedo badan. qofkii arko asoo helay ido wuxuu helayaa sharaf iyo hanti […]
Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa

Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa Riyada: Walaalayaal qofka caano ku riyoodo isagoo cabbayo maxaa lagu fasiraa Fasirka: Riyada caanaha guud ahaan waa khayr iyo bishaaro. qofkii ku riyoodo isagoo caano cabbaya, hadduu yahay qof safar u socdo guul ayuu kala kulmaa, hadduu yahay qof arday hormar ayuu gaaraa, haddii ay tahay naag uur leh […]
