Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa Su’aasha: Akhii fillaah su aashaydu waxa weeyaan qofku hadii uu cuntooyinka qaar aanu cunin oo uu dhaho majcecli ama dookhayga maaha oo hadii guriga lagu sameeyo cuntooyinkaas aanu cunin amaba uu banaanka cunto ka doonto arrintaasi kibir miyay noqonaysaa? Jawaabta: Qofka cuntadii xalaal ah wuu cuni karaa […]
Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Ay Siigadu Noloshiisa God Madow Ku Riday Dhinacyo Badan Ayay Iga Saamaysay Inkastoon Halkan Kuugu Soo Wada Koobi Karin Waxayna Saaid Usii Saamaysay Jidhkayga Oo Ay Baabisay iyo Xubinkayga Taranka Dareenkaygii Dabeeci Ahaa Isaga Waan Is Daynay Xitaa Waxyar Oo Kacsi Ah Hadaan […]
Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay Su’aasha: Fadlan iisheeg Cuntooyinka Ugu Fiican Ama Nafaqada ugu Fiican Ee Lasiin Karo Qofka Ay Siigadu Dilootay Sidoo Kale Siigada Qofka Aan Isnafaqayn Ee Iska Daaya Miyuu Kasoo Kabanayaa. Jawaabta: Su’aashan in badan ayaan ka jawaabay webka ka raadi walaal saan kuu sheegay su’aal mar hore laga jawaabay […]
Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda waa maxay

Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda waa maxay Su’aasha: Liinta Macaanta Faaiidooyinkeeda iisheeg Sidoo Kale Dhibaatooyinka Ay Siigadu igu Sababtay Miyay Iga Caawinaysaa inaan Kasoo Kabsado Liin Macaantu Jawaabta: Liinta bambeelmada waxa badan ayay u roon tahay waxay leedahay vitamin c, guud ahaan jirka ayay u fiican tahay, indhaha aad ayay wax ugu tartaa, sidoo kale caafimaadka maqaarka […]
Waxaan siigaystaa 7 jeer dhib intee la eg ay ii keeni kartaa

Su’aasha: Dr maalin kaste waxaan siigaystaa 7 jeer dr hadii aan sifiican ucuno cuntada 3 wakhtiba tusaale Ahaan cuntadeena caadiga ah ee iska normal ka ah sida Bariiska iyo baastada iyo Quraacda subixii hadii aan intaa sifiican ucuno siigada wax may iyeelaysaa jidh ahaan dherer ahaan iyo Awood Ahaanba Mahadsanid dr. Jawaabta: Cunto kaste haddaad […]
Soorta iyo baastada yaa vitamin badan

Soorta iyo baastada yaa vitamin badan Su’aasha: Somali hadan nahay soorta aad baa loo adeegsadaa marka soorta malaga hela vitin fican mise waa iska caadi iyada baastada yaa fiican xagga vitaminka. Jawaabta: Soorta inta badan waa galley gallaydana wax badan fii’ido ayay leedahay sidoo kale vitamino badan ayaa laga helaa. Soorta kaligeeda lama cuno waxaa […]
Waxtarka beerka xaga awoodda galmada

Waxtarka beerka xaga awoodda galmada Beerka waa cunto leh burutiin aad u badan, beerka idaha iyo kan ariga iyo lo’da iyo geela xataa beerka digaaga inkastoo aysan soomaalida cunaynin beerka lagasoo saaro digaaga, carabta aad bay u jecel yihiin midka doorada waxaa lagu magacaabaa قوانص . Beerka asoo waxtarka caafimaadeed leh haddana aad buu umacaan […]
