Categories
News

Kenya sababta ay usoo eryisay Safiirka Soomaaliya

Warkan oo hadda soo dhacay. Qoraal kasoo laga soo saaray wasaaradda Arrrimaha Dibadda. ee dalka Kenya oo lagu baahiyay wargeyska dowladda Kenya. oo lagu magacaabo DailyNation ayaa lagu amray Danjiraha Kenya oo soomaali jooga. waxaana dhanka kale lagu amray safiirka Dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, in uu dalkiisa dib ugu laabto, oo […]

Categories
Caafimaadka Health

Cabitaanka lagu cayilo oo dabiici ah

Cabitaanka lagu cayilo oo dabiici ah Cabitaanka lagu cayilo, cabbitaano badan ayaa jira oo maanta jirka usoo celin kara awood iyo naaxitaan, siiba dadka u baahan inay cayilaan ama naaxaan. waxaa ugu horreeya waxa lagu cayilo oo cabitaan ah 1- caanaha caanaha sida la og yahay, waxay wataan burutiin badan, qofka marka uu caanaha cabbayo […]

Categories
News

Dhaxalsugaha Dubai oo shinbir oo kale u duulay

Dhaxalsugaha Dubai Sheekh Xamdan bin Maxamed bin Raashid Aal-maktuum ayaa faafiyay video oo uu ka muuqdo isagoo duulaya, Wuxuu xirtay qalab garbo leh oo qofka ku duuli karo, wuxuu iska soo tuuray dayuurad Helicobacter  isaga iyo qof kale saaxibkiisa ah, muuqaalka wuxuu soo dhigay Instagram  wuxuuna kusoo qoray:  “mustaqbalka waa halkan” نشر ولي عهد دبي […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sixirka qofka samaynaya ma gaal baa

Su’aasha Waxaan rabaa inaan ogaado xukunka qof sixiroolaha, haddii qof sixir samaynaya aan arko ma gaaleysiin karaa walaalayaan jawaab ayaan idinka rabaa mahadsanidiin Jawaabta Sixirka waa denbi ka mid ah danbiyada waaweyn, taas layskuma khilaafsana, laakin su’aasha ah sixirka ma gaalnimo baa? jawaabta waa sidatan: sixirka hadduu yahay nooca ay wato waxyaalo shirki ah sida […]

Categories
News

Kacbada korkeeda ayuu fuulay dhaxalsugaha Sacuudiga

Kacbada korkeeda ayuu fuulay dhaxalsugaha Sacuudiga Dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo booqday kacbada waqtiga fajarka maalinta talaadada 12 2 2019 wuxuu  fuulay kacbada korkeeda sawirada fuulidda kacbada زار ولي العهد السعودي محمد بن سلمان، فجر الثلاثاء 12 فبراير، المسجد الحرام بمكة المكرمة وتجول فوق سطح الكعبة المشرفة مع عدد من مرافقيه. هذه صور صعود […]

Categories
News

The war between Ilhan Omar and Donald Trump on twitter

Ilhan Omar oo cashar kulul u dhigtay madaxweynaha maraykanka Donald Trump waxay kusoo qortay barteeda twitter : “You have trafficked in hate your whole life—against Jews, Muslims, Indigenous, immigrants, black people and more. I learned from people impacted by my words. When will you?“ “Waxaa laguu adeegsaday noloshaada oo dhan nacaybka Yahuudda Muslimiinta iyo deegaanka […]

Categories
News

Ilhan Omar iyo Donald Trump oo si xun isu weeraray

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump oo si xoog u weeraray Ilhan Omar, wuxuu yiri: Ilhan waa inay isku xishootaa, hadlkeeda aad buu u xumaa, wxaan u arkaa in cudurdaarkeeda uu ku filan yahay” haddaba maxay tiri Ilhan oo ka careeysiiyay madaxweynaha maraykanka? Ilhan waxay tiri: Taageeridda maraykanka uu taageerayo Israel waxaa ka dambeysa lacagta ay bixiso: […]