Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan Riyada: Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayo , haday gabar ku riyooto iyadoo ceeno geel suuqa kasoo iibsatay oo ay dhulka ugu daateen Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro daran, gabadha wax muddo badan ay samaynaysay ayaa ka burburayo. Waxaa laga yaabaa inay yihiin arrimo la xiriiro […]
Qofkii ku riydoodo asoo caano ku qubeysanayo

Su’aasha: Xalay waxaan ku riyooday aniga markaan qubaysanaayo biyo ayaa banaanka dhibtaa markuu qabow noqdo ayaan ku qubaysaataa marka xalay ayaa ku riyoonaa yey inaa meeshii biyaha ahaa aan ku qubaysto caano geel oo macaan ah oo suusac macaan ah dhaansanayo oo aan rabo inaa ku qubaysto riyadaas maxaa waaye mahadsanid Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada caano fadhiistay ama dhanaan iyo gabar faraxsan

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN MARWALBA ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LASOCDA WIIL AAN SXBO NAHAY AYAAN SOO GALNAY TUKAAN AAN CAANAHA GEELA KA IIBSADO CAANO ISII AYAN KU IDHI WAXAA II IGU YIDHI WAA KUWAASI CAANO BAALDI KU JIRAY OO FADHIISTAY AMA KALA BACAY AMA DHANAANAY MA RABO AYAAN KU IDHI […]
Riyada caano geel iyo muqumad

Riyada caano geel iyo muqumad Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN waxan ku riyooday aniga oo cabaaya caano geel oo aad u macaan dhawr koob ayaan cabay kabacdi wiil aan abatiyo u ahay ayaa muqumad macaan ee keenay iyana waan Cunay waxuu wiil kii aan abtiga u ahaa igu yidhi waan xanuun Sanayaa oo caloosha u socota […]
Fasirka riyada caanaha mac

Fasirka riyada caanaha mac Su’aasha: Riyada marka aad ku aragto caano oo macaan badan adoo cabaya maxaa lagu fasir karaa. Jawaabta: Riyada caanaha, caanaha waxay tilmaamyaan wax aad u wanaagsan arsaaq aan dhib loo marin ayaad la kulmi doontaa inshaa allaah, xadiiska abuu hureyra ayaa wuxuu tilmaamay marka nabig SCW la doorgaliyay habeenka dheelminta caanaha […]
Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa

Riyada caanaha maxaa lagu fasiraa Riyada: Walaalayaal qofka caano ku riyoodo isagoo cabbayo maxaa lagu fasiraa Fasirka: Riyada caanaha guud ahaan waa khayr iyo bishaaro. qofkii ku riyoodo isagoo caano cabbaya, hadduu yahay qof safar u socdo guul ayuu kala kulmaa, hadduu yahay qof arday hormar ayuu gaaraa, haddii ay tahay naag uur leh […]
