Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa

Bisad baan iga harin inay shaydaan tahay malaga yaabaa Su’aasha: Asc bahda daruuro ilahay ah idin xiftiyo aakhiro aduunba idinka iyo awlaadiinaba bogaan waxbadan ayaan kabadatay kana faa iday intaan kusoo biray Walayal waxan maqlay in bisada ama yaan yuurta ay shaydanmadu adeegsadan sh yutub ku jira kadhagaystay hadaba waxaa jirta bisad gurigaya korkiisa aan […]
Eeyga in la dilo diinta islaamka maxay ka qabtaa

Eeyga in la dilo diinta islaamka maxay ka qabtaa Su’aasha: Asc Daruur,, ugu horrayn waxan idiinka mahadcelinaya jawaaabaha faahfaahsan ee aad ka bixisaan su,aalaha aan idin soo waydiiyo/waydiinno, wakhtiga aad galisaan ilaahay ha idiin barakeeyo cilmigana ha idiin ziyaadsho. Bacden su aashaydu waxa weeyaan; meheraddayda ganacsiga horteeda eeyo 🐕 farabadan ayaa hor fadhiisata jidkii iyo […]
Hadaan eey korsado diinta islaamka maxay ka qabtaa

Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan guri an leeyahay waxa idhabay o isoo dhacay habeena badan tuug marka kuwan dariska nahay waxay hayistan eey sidaas daraaded tuuga way ka amaan joogan in kastoy dariskayigu ay yihin gaalo marka anigu hadaan eey kor’sado anigo nijaas’ta dhareer’ka af’kisa iska ilaaliyo ma xaaran buu iga noqonaya. […]
Dilitaanka eeyga iyo xayawaanada naftaada dhibaya ma xaraan baa

Su’aasha: In ayda iyo xayawaanada naftaada iyo dadkaba dhibaya la-laayo oo la sumeeyo madanbiba diin ahaan se ma in ladila banaan ama waa lasumeyn karaa laba daba Jawaabta: Xayawaan kaste oo dadka kusoo xadgubaya waa la dili karaa diin ahaan, waaxaa jira xayawaanada qaar oo nas kusoo arooray in dilo. Wuxuu yiri rasuulka (SCW): (خَمْسٌ […]
Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa

Qofkii eey qaniiino maxaa lagu sameeyaa Su’aasha: Asc kawaran qaniinada eeyga caafimaad xumo ahaan maxaa la sameeyaa hadu ku qaniino eey. Jawaabta: Eyga hadduu qofka qaniino waa in si deg deg loogu duraa daawada qaniinyada eyga maxaayeelay waxaa laga yaabaa inuu qabo cudurka loo yaqaano waalida eeyga. Intuusan qofka aadin isbitaal waxaa laga rabaa inuu […]
Eey oo dadkiisa muddo sanad ah sugaya

Eey oo dadkiisa muddo sanad ah sugaya Qisadan oo yaab badan, ey oo muddo sanad ah ku sugaya dadkii iska lahaa meel shidaal lagu iibiyo oo ka mid ah dalka Turkey. waxaa la sheegay dadka eygaas iska lahaa inay meesha kaga tageen, maxaayeelay dersikooda ayaa dhibsaday eyga. dadka meesha bansiika ka shaqeeyo ayaa eyga cunto […]
Labo eey oo baraha bulshada qabsaday

Labadan eey waad u jeedaa dhar in loo xiray, wadan ka mid ah wadamada barafka ka dhaco, ayaa waxaa lagu arkay eeyaha ku nool oo dharka dhaxanta loo xiray, qabowga aad u batay dartii. sawirada waxay noqdeen kuwa ugu faahsan baraha bulshada, aad ayaa loo sheergareeyay, dadka oo aad ula yaabay fikraddan yaabka badan. caadi […]
