Ilhan Omar oo dil loogu gooddiyay sababtana waa Donlad Trump

Barta Twitter ayuu ku qoray tuhunka uu Ilahan ku tuhmayo 11/9
Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan Maalmahan waxaa isku dheggan madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo Ilhan Omar. sida la og yahay Trump wuxuu neceb yahay dadka qoxootiga kasoo jeeda dalalka Africa. taariikhda Trump waxay ku slaysan tahay cunsuriyad. waxaa la ogyahay shirkadaha ay lahaayeen cidda uu ka dhashay Trump in qof madow loo oggalaan […]
Ilhan Omar: qabyaalad iska daa Soomaalinimada haku deeqo Video

Dadka soomaaliyeed hal cudur ayaa dib u dhigay. cudurkaas qof kasta ayaa garanayo. waa qabyaalad, qofka waxaa lays weydiiyaa cidda uu yahay. sidoo kale meesha uu kasoo jeedo, laandheer miyaa. isku qolo maan nahay, waxaas ayay soomaali ka helaan. Ilhan Omar waa gabar somaliyeed oo baarlamaanka maraykanka ku jirto, ma aha inaad qabiilkeeda fiiriso, waa […]
The war between Ilhan Omar and Donald Trump on twitter

Ilhan Omar oo cashar kulul u dhigtay madaxweynaha maraykanka Donald Trump waxay kusoo qortay barteeda twitter : “You have trafficked in hate your whole life—against Jews, Muslims, Indigenous, immigrants, black people and more. I learned from people impacted by my words. When will you?“ “Waxaa laguu adeegsaday noloshaada oo dhan nacaybka Yahuudda Muslimiinta iyo deegaanka […]
Ilhan Omar iyo Donald Trump oo si xun isu weeraray

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump oo si xoog u weeraray Ilhan Omar, wuxuu yiri: Ilhan waa inay isku xishootaa, hadlkeeda aad buu u xumaa, wxaan u arkaa in cudurdaarkeeda uu ku filan yahay” haddaba maxay tiri Ilhan oo ka careeysiiyay madaxweynaha maraykanka? Ilhan waxay tiri: Taageeridda maraykanka uu taageerayo Israel waxaa ka dambeysa lacagta ay bixiso: […]
Sawirada dhaarta Ilhan Omar ee Koongareeska Maraykanka

Sawirada dhaarta Ilhan Omar ee Koongareeska Maraykanka Ilahaan cumar oo ah gabar soomaaliyeed ku guuleysatay inay ka noqoto xubin ka tirsan koongareeska marayklanka iyadoo matalaysa xisbiga dimuqraadiga dalkaas. ilahaan oo ah gabadhii ugu horreysay oo soomaali ah muslinna ah oo ka noqoto xildhibaan dalka maraykanka. ilhaan oo lagu dhaariyay kitaabka quraanka daawo sawirada: Ilhan […]
Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta

Warar baa waxay sheegeen in dowladda Sacuudiga iyo midda Imaaraadka ay weerar ku hayaan gabadha soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ilhaan Cumar oo noqotay xildhibaanad maraykan. waxay afllagaaddeeyeen ilhan waxay ku sheegeen inay tahay addoon sidoo kale dadka soomaaliyeed inay yihiin addoomo. tasoo ka caraysiisay Sheekh Xasan Daheeye oo jawaab kulul siiyay maxamed bin Salmaan iyo […]
