Categories
Siyaasa - politics

Amin arts mar kale Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Amin arts oo sawir kale ka sameeyay dadka uu dagaalka kula jiro. amin arts wuxuu u arkaa Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur inay yihiin dadka duminaya qaranka soomaaliyeed. Maalmahan aad ayuu uga sawirayaa waxyaalo badan la xiriira Kenya iyo iyaga. wuxuu u arkaa inay yihiin kuwa badda gatay. Soomaali waxa haysta ma yara. Kenya maanta […]

Categories
Bulsho Society News

Gabar qortay buug Goroob Iyo Godob Rageed la magac baxay

Buugga “Goroob Iyo Godob Rageed” oo ah buug ay qortay haweeney soomaaliyeed. waxaa lagu magacaabaa Nimco Maxamed Nuur waxayna ku nooshahay magaalada Espoo ee dalka Finland. buugga wuxuu ka hadlayaa waxyaalo badan oo la xiriira ragga soomaaliyeed. sidoo kale wuxuu wataa qisooyin dhacay oo la guudboon dumarka. buugan wuxuu aad u gilgilay ragga soomaaliyeed waxaad […]

Categories
Sawirada

Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan

Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan Adobe Photoshop wuxuu ka mid yahay borograamyada sawirada lagu baddali karo. dad badan ayaa adeegsado sawirada laysku rakibo oo sawiro been ah sameeyo. dadka qaarkii oo dagaalka ka dhexeeyo baraha bulshada ayaa inta been ah laysugu rakibo  ayaa lasoo dhigaa dad badanna way rumeeyaan. immisa qof sawir […]

Categories
Bulsho Society

Gabar waano usoo jeedisay gabdhaha niikada soo duubo

Dhaqanka gabdhaha Soomaaliyeed oo sii xumaanaya gaar ahaan gabdhaha soo galo baraha bulshada. Gabdhihii waxay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan niikada iyo falal qaab daran oo ka xun sawirada aysoo galiyaan caadiga ah.   waxay soo galiyaan baraha bulshada niiko video dirac qaawan iyo dhar foolxun oo dhab ku ah jirka. laakin gabdhaha soomaali oo dhan […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka dibiga dheylaha 6 Vitamin ugu muhimsan uu jirka siiyo waa maxay

Hilibka dibiga dheylaha 6 Vitamin ugu muhimsan uu jirka siiyo waa maxay Hilibka dheylaha waxaa laga wadaa guud ahaan hilibka xoolaha da’da yar. Hilibka dhaylaha dibiga wuxuu wataa borotiin badan oo dhisi kara lafaha jirka sidoo kale wuxuu siiyaa jirka wood badan. Hilibka dibiga dhaylaha waxaa ku jiro Vitamin (B) kasoo ka hortagaya daalka  iyo […]

Categories
News Software

Youtube sidee lacag looga helaa waa maxay Google AdSense

Waxaa jiro borogram la dhaho Google AdSense. Borogramkan wuxuu yahay mid xayeysiis shaqo ku leh, waxaa iska leh shirkadda Google. Qofka shirkadda Google wax ku xayaysiisanayo webkaaga ama kanaalkaaga Youtube ayaa u noqonaya meesha uu wax ka xayaysiisan lahaa. Marka shirkadda Google ayaa labadiina  idin dhexeyso lacagta Google qeyb ayay ka qaadanaysaa adiga qeyb. Marka […]

Categories
Bulsho Society

Qalbiga cad iyo qofka xaasidka ah

Qalbiga cad iyo qofka xaasidka ah Qalbiga cad waa maxay sideena lagu heli karaa Qalbiga cad waa midka u rajeynaya qof walba muslin ah khayr iyo wanaag. inay dadka kale wax helaan risqigaaga wax uma dhimayso arrintaas. inay dadka kale guul gaaraan noloshaada dhib uma keenayso. inay dadka kale caafimaad helaan caafimaadkaaga dhib masoo gaarayo. […]