Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo Su’aasha: scw waxan raba inan daawado YouTube xayeysiin la’aan ma jiraa barnaamij arintaas i surtaglin kara haddi uu jiro app ama qaab aan ku reebi karo xayaysiitna YouTube ii shega idinkoo mahadsan. Jawaabta: Dad badan ayaa dhibsada inay daawadaan xayeysiinta YouTube laakin ma awoodaan inay ka joojiyaan muuqaalka ay daawanayaan. […]
