Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa Su’aasha: Walaal waxaan mudooyinkan dambe arkaa app lagu sheegay in lacag lagu sameyn karo oo sweatcoin la yiraahdo kaliya waad carareysaa lacagna waadku sameyneysaa socodkaaga marka sidee lacagaha kuu aruuro si sahlan loogala bixi karaa bal iisheeg hadaad igu dhaanto hada xoogaa baan shaqeeyey oo […]

Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa

Hay'ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa

Hay’ad in loo shaqeeyo diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: Asc wll hay’ad ma u shaqayn karaa ama lacag maka qaadan karaa yacnii xaaraan miyaa mise xalaal? Mahadsanid wll Jawaabta: Waxay ku xiran tahay hay’adda aad ka shaqaynayso waxa ay samayso , haddii ay yihiin wax xalaal ah waa xalaal hadday yihiin wax xaaraan ah waa […]

Webka File Upload sida lacag looga sameeyo

Webka File Upload sida lacag looga sameeyo

Sida la og yahay waxaa jiraa qaabab badan lacag lagu heli karo marka internetka la joogo waxaa jira webyo lacag laga sameeyo sida Youtube oo kale. Laakin waxaa jira web aad u sahlan in lacag laga helo webkaas waxaa lagu magacaabaa File-upload Webkan marka aad iska diiwaangaliso wuxuu ku siinayaa boos aad ku shuban karo […]

YouTube lacag sideen uga samayn karaa

YouTube lacag sideen uga samayn karaa

Su’aasha: Ma i shegi kartan si lacag looga helo YouTube dad badan ayan maqlay lacag ayay ka helan ma fahansani sida lacag loga helo meeqa aa laga heli kara . Jawaabta: YouTube qofka lacag wuu ka heli karaa, lacagta waxaa laga helaa xayeysiinta video ga aad galinayso waxaad ka halaysaa nisbo waxaa kala qaybsanaya adiga […]

Sida fudud Youtube lacag looga helo

Sida fudud Youtube lacag looga helo

Sida fudud Youtube lacag looga helo Way sahlan tahay in lacag laga sameeyo webk caanka ku ah muuqaallada Video-ga Youtube. Qofka wuxuu lacaga kaga heli karaa inuu furto channel waana sahal in la furto waana free lacag ma aha, qofka haysta Gmail si dhaqsi ayuu ku furan karaa Channel oo isaga gaar u ah. marka […]

Amin arts lacagta uu ka sameeyo sawirada

Amin arts lacagta uu ka sameeyo sawirada

Amin arts waa qof aad caan u ah, waxaa laga yaabaa inuusan jirin qof soomaali oo baraha bulshada soo galo oo aan sawirka amin arts xiiseysnin,. marka haddii shirkad wax uu u yayeysiiyo maxaad mooddaa inta uu ka helayo ee lacag ah. Lacag sida loo helo samankan way fududahay waayo haddii aad wax yar taqaano […]

Web kuu sheegayo Youtube lacagta laga helo

Web kuu sheegayo Youtube lacagta laga helo

Sida aad la socoto waxaa laga helaa internetka lacag sida YouTube iyo webyo kale la mid ah. tusaale ahaan qofka YouTube kanaal ku leh oo galinaya video isaga iska leeyahay wuxuu ka helayaa video kaste marka la booqdo lacag taas way kula duwan yihiin dadka. haddaba haddii aad rabto inaad ogaato qof kaste inta lacag […]