Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale Sawirada qaar waa cajiib, sawirkan qofka qaaday wuu la helay. neef ide ayaa isku dayaya inuu neefka kale ka furo xarigga qoorta kaga xiran. wuxuu u adeegsanayaa afkiisa si uu xarigga uga furo. waa sawir yaab badan ku tusinaya xaywaanada siday isugu kaalmeeyaan, hadduu ku cajabiyo […]

Sariirta ugu cajiibka badan dunida

Sariirta ugu yaabka badan aduunka

Sariirta ugu cajiibka badan dunida Waligaa ma aragtay sariir gaari ama baabuur oo kale ah. waxaa ka sii yaab badan waxaaba lagu rakibay dhuunta shidaalka wa u eg waxaana loo sameeyay taargo. waxaa dabada loogu qoray magaca shirkadda gaariga, ranjiga la mariyayna wuxuu u eg yahay ranjiga la mariyo gawaarida. sawirada noocan ah waa naadir […]

Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay

Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay

Khayre oo sawiro dadka kaga yaabiyay RW Xasan Cali Khayre waa qof dhalinyarada aad u dhexgala. wuxuu sameeyay wax dhalinyarada ay ka heleen, wuxuu  xirtay dharka sports -ka wuxuu la sameeyay jimicsi. runtii dad badan ayuu ka yaabiyay Sawirada Khayre aad bay ugu faafeen baraha bulshada aadna waxaa loo saarey Comment. Waxaa la dhihi karaa […]

Sawirka sixirka la moodo eeg adaa yaabi doonee

Sixir waa maxay

Sawirka sixirka la moodo eeg adaa yaabi doonee Sawirka gabadhan waa sawir u muuqda qaab jin ah ama guulguul , laakin marka aad eegto sawirka adoo indhaha soo ururinaya waxaa kuu muuqanaya sawir ka duwan kan aad u jeedo. isku day indhahaag soo laab adoo eegaya waxaa kuu muuqanaya sawir gabar qosleysa ama dhoolacadeynaysa. marka […]

Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan

Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan

Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan Adobe Photoshop wuxuu ka mid yahay borograamyada sawirada lagu baddali karo. dad badan ayaa adeegsado sawirada laysku rakibo oo sawiro been ah sameeyo. dadka qaarkii oo dagaalka ka dhexeeyo baraha bulshada ayaa inta been ah laysugu rakibo  ayaa lasoo dhigaa dad badanna way rumeeyaan. immisa qof sawir […]

Labo eey oo baraha bulshada qabsaday

Labadan eey waad u jeedaa dhar in loo xiray

Labadan eey waad u jeedaa dhar in loo xiray, wadan ka mid ah wadamada barafka ka dhaco, ayaa waxaa lagu arkay eeyaha ku nool oo dharka dhaxanta loo xiray, qabowga aad u batay dartii. sawirada waxay noqdeen kuwa ugu faahsan baraha bulshada, aad ayaa loo sheergareeyay, dadka oo aad ula yaabay fikraddan yaabka badan. caadi […]