Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale

Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale Sawirada qaar waa cajiib, sawirkan qofka qaaday wuu la helay. neef ide ayaa isku dayaya inuu neefka kale ka furo xarigga qoorta kaga xiran. wuxuu u adeegsanayaa afkiisa si uu xarigga uga furo. waa sawir yaab badan ku tusinaya xaywaanada siday isugu kaalmeeyaan, hadduu ku cajabiyo […]
Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan

Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan Adobe Photoshop wuxuu ka mid yahay borograamyada sawirada lagu baddali karo. dad badan ayaa adeegsado sawirada laysku rakibo oo sawiro been ah sameeyo. dadka qaarkii oo dagaalka ka dhexeeyo baraha bulshada ayaa inta been ah laysugu rakibo ayaa lasoo dhigaa dad badanna way rumeeyaan. immisa qof sawir […]
