Sabiibka jirka waxa uu u taro xagga caafimaadka

Sabiibka waa canab la qallajiyay midabada uu leeyahay waxay u noqonayaan midabka canabka uu leeyahay Sabiibka qiimo badan ayuu u leeyahay jirka waxaa ka mid ah.

Sabiibka jirka waxa uu u taro xagga caafimaadka
Sabiibka jirka waxa uu u taro xagga caafimaadka

1- wuxuu wataa bir wuxuu kaa ilaalinayaa dhiigyarida sidoo kale Ogsujiinka ayuu jirka u qaybiyaa.

2- lafaha ayuu ka ilaaliyaa burburka sidoo kale wuxuu wataa vitamin D oo u roon dhismaha lafaha iyo kalabaxyada.

3- sidoo kale wuxuu u roon yahay dheefshiidka iyo mindhicirada.

4- sidoo kale jirrooyinka wadnaha iyo kansarka ayuu la dagaallamaaa.

5- wuxuu u roon yahay caafimaadka ilkaha iyo cirridka iyo bulumbuliga ilkaha.

Ereyada raadiska

waxtarka sabiibka, sabiib maxaa laga sameeyaa, cuntada nafaqada ah, cuntadad lagu cayilo, sidee loo cayilaa, maxaa lagu buurtaa, cuntada vatimiinka leh, cunto macaan badan, jirka nafaqo maxaa siiya, sabiib madooban, sabiib guduudan

Riyada canabka cagaaran oo soo lalalman

Raisins are dried grapes, the colors they have will be the color of grapes. Raisins have many benefits for the body, including:
1- They contain iron, which protects against anemia and also distributes oxygen to the body.
2- They protect bones from damage and also contain vitamin D, which is good for building bones and joints.
3- They are also good for digestion and bowel movements.
4- They also fight heart disease and cancer.
5- They are good for dental health and gum and tooth decay.
Search terms
benefits of raisins, what are raisins made of, nutritious food, food to lose weight, how to lose weight, what is it made of, vitamin-rich food, delicious food, what nutrients does it provide to the body, black raisins, red raisins

Leave a Reply