Naag indoonishiya ah ayaa u timid inay ka shaqeyso magaalada riyaad ee dalka sacuudiga. Waxaa loo keenay inay guriga ka adeegto xagga nadaafadda iyo cuntakarinta. Naagta markii la keenay waxay bilowday inay musqusha kusoo daahdo, maalinta koowaad musqusha ayay gashay muddo ayay ku jirtay. Maalinta labaad sidoo kale. Markay musqusha gasho muddo ayay kusoo jiraysaa. […]
