Categories
Aqoonta Guud News

Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me

Buugga barashada af soomaaliga Somali learn book who titled learn Somali with me Buugga ila baro Soomaaliga waa buug loogu talaggalay Af soomaaliga in lagu barto, waa buug qaab casri u qoran, buuggan wuxuu u tarjuman yahay afka carabiga, waa buug wato casharro sawiro leh, sidoo kale naxwaha soomaaliga ayaa la socda. Sidoo kale buugga […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo Kenya dooli ka dhigay

Amin arts oo Kenya dooli ka dhigay Amin artsĀ  Kenya mar kale sawir kasoo saaray wuxuu ka dhigay dooli oo xadi rabo badda soomaaliya. sida la og yahay rag ayaa u saxiixay Kenya badda soomaali . ragaas waxay ku jiraan maamulka sare ee dowladda soomaali. ilaa iyo hadda arrinta badda waa laysku haystaa. dal kaste […]

Categories
Caafimaadka Health

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo

Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo Sida loo diyaariyo macmacaanka Basbousa lagu magacaabo waa cunto dhaqsi loogu cayilo.   Macmacaanka Busbuusada oo ah mid dhaqsi loogu cayilo 1- labo koob burka laga sameeyay Semolina (sareenka ayaa laga keenay). 2- labo koob caano 3- koob sokor 4- rubac koob saliidda gallayda. 5- seddex qaaddo […]

Categories
Caafimaadka Health

Mallayga Mackerel 8 faa’ido caafimaad uu leeyahay

Mallayga Mackerel 8 faa’ido caafimaad uu leeyahay Mallayga Mackerel 8 faa’ido caafimaad uu leeyahay halkaan ka ogow siina gudbi   1- cudurka kansarka ayuu la dagaallamaa. 2- hormoonka jirka ayuu si fiican u nadaamiyaa. 3- dhiigmareennada ayuu jilciyaa. 4- wuxuu reebayaa cholesterol-ka xun inuu dhiigga dhex galo wuxuuna reebayaa xinjiroobidda dhiigga. 5- difaaca jirka ayuu […]

Categories
Siyaasa - politics

Aminarts iyo siyaasiyiinta waraabaha ah

Aminarts oo siyaasada soomaali aad uga soo saaro sawiro muujiya xaalka dalka. wuxuu soo sawiray libaax oo dhaawacan iyo labo waraabe oo raba inay ka takhalusaan. sidoo kale meesha waxaa jooga labo daanyeer oo sheekada la yaaban. tolow labada waraabe yaa laga wadaa, sidoo kale labada daanyeer tolkee laga wadaa. libaaxa waaba iska cad yahay […]

Categories
Sheeko Story

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay

Qisadii ninka xaaskiisa garaacayay Qiso yaab badan, waa qisadii ninka naagtiisa garaacayay. waxaa la sheegay nin ayaa xaaskiisa ku garaacayay ul. waxaa soo maray asoo naagta garaacaya nin oday waayaarag ah. wuxuu ku yiri usha xoolaha ayaa lagu garaacaa ee naagaha naag kale baa lagu garaacaa (wuxuu ka wadaa haddii naagtaada ay ku dhibto haweeney […]

Categories
Sheeko Story

Qiso qofka xun sida loola dhaqmo ku tuseyso

Qiso yaab badan oo gaaban cibro xambaarsan, maroodi ayaa duurka kasoo cararay. waa la weyddiiyay waxaa lagu yiri maxaad uga soo carartay duurka? wuxuu yiri: maxaayeelay libaaxa ayaa go’aansaday inuu dilo geri kaste oo duurka ku nool. waxaa lagu yiri: adiga maroodi ayaad tahay geri ma tihidĀ  ee maxaa kugu dhacay? wuxuu yiri: waan ogahay […]